Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Kenya ready to recognize Somaliland

Recommended Posts

Kenya ready to recognize Somaliland

Submitted by News Editor1 on Sat, 2011-05-21 12:47

world

The Kenyan government has expressed support for the recognition of Somaliland, which is an autonomous region of Somalia.

 

Kenyan Assistant Minister for Foreign Affairs Richard Onyonka said that Nairobi supports the recognition of Somaliland as an independent state and Kenya will encourage the countries of the African Union to officially recognize Somaliland, a the Press TV correspondent in Nairobi reported late on Friday.

 

Onyonka made the remarks in an address to a group of Somalilanders living in Nairobi.

 

Somalilander Mohamed Saleh, who attended the gathering, said Somaliland deserves recognition since it has been relatively peaceful for years.

 

“We have managed to remain stable in a very volatile region and this should push the global community to recognize our sovereignty from the bigger Somalia,” he stated.

 

Somaliland, situated in northwestern Somalia, unilaterally declared independence from the rest of the African country in 1991.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dawlada Kenya oo Shaaca ka qaaday inay Aqoonsatay Soomaaliland.

Saturday, 21 May 2011

Xukuumadda Kenya ayaa sheegay inay diyaar u tahay inay u aqoonsato Somaliland dowlad ka madaxbannaan

Soomaaliya inteeda kale, kaddib markii ay muddo 20-sano ka hor ka ku dhaaqday gooni isku-taaggeeda.

 

Warkan oo lagu qoray shabakadda Presstv ayaa lagu sheegay in kaaliyaha wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Kenya Richard Onyonka uu hadalkan ka sheegay shir lagu taageerayay gooni-isku-taagga Somaliland oo Jimcihii shalay oo ka dhacay Nairobi, isagoo ku boorriyay dalalka kale ee Midowga Afrika inay aqoonsadaan Somaliland.

 

Maxamed Saalax oo ka mid ah dadkii shirkaas ka qaybgalay oo Somaliland kana soo-jeeda ayaa sheegay in Somaliland ay u qalanto in la aqoonsado maadaama tan iyo markii ay ka go'aday Soomaaliya inteeda kale ay ka jirtay nabad buuxda.

 

"Waxaan ka shaqeynay inaan nabad ka dhino deegaannadeenna, taasoo bulshada caalamka ku cadaadinaysa inay noo aqoonsadaan dal ka madaxbannaan Soomaaliya inteeda kale," ayuu yiri Maxamed Saalax.

 

Bishan 18-keedii ayaa looga dabaaldagay gobollada ay ka kooban tahay Somaliland xuska sannadguuradii 20-aad ee kasoo wareegtay markii ay ku dhawaaqeen gooni isku taagga, Somaliland xorriyada ka qaadatay gumeysigii Ingiriiska 26, June 1960-kii ayaa waxaa ka jirtay tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya 1991-kii maamul iyo nabadgalyo.

 

Dalka Kenya ayaa noqonaya dalkii ugu horreeyay caalamka oo aqoonsada Somliland haddii hadalka Onyonka uu noqdo mid ay hirgeliso xukuumadda dalkaas ka jirta oo uu xidhiidh wanaagsan kala dhexeeyo dowladda KMG ah ee Soomaaliya.

 

Togdhnews

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this