Liqaye Posted May 20, 2011 Madaxweyanaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynahii hore ee Soomaaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa wado qorsh xoogan oo gobolka Owdal looga jaraayo Soomaaliland gobolkaas oo la doonayo in maamul goboleed leh madaxweyne looga dhawaaqo. Maalgalinta maamul goboleedkaasi iyo taageerida beesha caalamka ayaa waxaa wado Madaxweynaha Jabuuti iyo Madaxweyanhii hore ee Soomaliland kuwaa oo ku taagerayo dhaqaalo xoogan waxaase xusid mudan in sanadkaan damashaadkii 20sano jirsady ee 18 may aysan ak soo qeyb galin beesha dagto gobolka oday iyadoona xusid mudan tahay in caawa magaalada Qaahira ee dalka Masar ay ka dhici doonto xafalad lagu taageeray mamaul goboleedka cusub ee Owdal yeelan doono iyadoona taa sida muuqata ay u keeni doonto Soomaaliland kala qub qubnaata beelahii ku mideysanayeen Soomaaliland halkii hore Sool iyo Sanaag muran xogan ka tagnayeen ka mid naashaha Soomaaliland Soomaaliland oo 20sano ku nooleed nabad ayaa xiligaan waxaa moodaa in la kala fur furayo lana doonaayo in dib loogu celiyo foowdo iyadoona Soomaliland xiligaan hadii ay sidaan ku sii socoto ay keeni karto in qabiil waliba sameysto madaxwene u gaar ah sida hada ka taagan koonfurta Soomaliya waxaase la arki doonaa halkay ku danbeyso kala fur furka beelaha Soomaalinad oo mudo 20sano ku noolaa nabad iyo kala danbeen. www.dayniile.com Quote Share this post Link to post Share on other sites