Bashiir Posted May 19, 2011 Sargaal sare oo ka tirsan wasaarada arrimaha dibada dalka Norway ayaa u duuley magaalada Muqdisho, kadibna kulan la yeeshey labbada Shariif isagoo isku dayay in uu is faham dhexdhigo labbada nin ee siyaasada isku haya Sargaalkan ayaa isla shalay dib uga dhoofey Muqdisho, lama oga waxa kasoo baxay arrintii uu u socdey Labbada Shariif oo mar ahaan jirey saaxiibo isku dheer ayaa haatan ah kuwa ugu daran ee lidka isku ah, waxay isku heystaan in la qabto doorasho madaxweynenimo bisha Augusta 20keeda ka hor Kismaayood.com Quote Share this post Link to post Share on other sites