Sign in to follow this  
A_Khadar

Masuulkii Haystay Maxkamada Gobolka Sool Oo Caawa Lagu Dilay Laascaanood-

Recommended Posts

A_Khadar   

Kusimihii Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Sool ee maamulka Somaliland ayaa koox hubaysani Rasaas kula beegsadeen..

 

badhtamaha magaalada Laascaanood oo u geeriyooday.

Weerarkan lala beegsaday Garsoore Shiikh Maxamed Ibraahim Samatar ahaana hada kusimaha Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Sool waqti uu ka soo baxay salaaddii maqrib.

Weerarkan ayaa waxa kaloo ku dhintay nin kalkaaliye caafimaad ahaa oo magaciisu yahay Cadaani Sulub Jibriil oo xilligaas la socdey Garsooraha.

Ilaa hadda ma jirto cid ka tirsan maamulka iyo ciidanka Booliska oo arintaasi ka hadlay, iyadoo ay kusoo beegantay waqti ciidamo aad u badan ay wadooyinka magaaladda ku sugan yihiin, ayna joogaan madax ka tirsan maamulkaas oo uu hogaaminayo Axmed Xaabsade..

Talaabadani waxay u quus goynaysaa masuuliyiinta uu horkacayo Xaabsade oo hore u sheegtay inay hawsha taagan ee midha midhaysiga madaxda gobolka ee maamulkaas ay soo afjari doonaan.

Bishii March ee saandkan ayey ahayd markii la dilay guddomiyihii hore ee maxkamadda Axmed ******ow, Iyadoo bishii July ee sanadkii lasoo dhaafayna isla goobtan toogasho loogu diley gudoomiyii maxkamadda racfaanka Saleebaan Dheere.

Dhanka kale wararku waxay sheegayaan in magaalada goobo kamid ah laga helay waxayabaha qarxa oo cid dhigtayna aan la aqoon, Tasoo sabatay inay maleeshiyada maamulkaasi xabsiga u taxaabaan dumar iyo caruur ka ag dhowaa goobahaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Laba Askari oo kamid ahaa dhawr qof oo loo qabtay weerarkii lagu qaaday guriga gudoomiyaha gobolka Sool ayaa la sii daayay.. Kadib markii saldhiga ay ka tirsanaayeen ay sheegeen hadii aanan loo soo deyn labadan askari inay dagaalami doonaan.

 

Wadatashiyo ay sameeyeen saraakiisha ciidamada ku sugan magaalada laascaanood iyo masuuliyiinta gobolka Sool ayaa ugu dambeyntii la isku afgartay siideynta labadan askari, sidaa waxaa u sheegay warbaahinta lasanod online mid kamid ah saraakiisha gobolka Sool oo ka qeyb galay shir dhawr saacadood socday oo ka dhacay guriga gobolka Sool, islamarkaana loo diiday saxaafadda gobolka inay ka qeyb gasho.

 

Gudoomiyaha gobolka Sool oo aan waydiinay sababta labadan askari loo siidaayay ayuu ku sheegay inay ahaayeen Askar u socotay xeryahoodii si khaldana loo qabtay.

 

Waa markii sadexaad oo si khasab ah loo siidaayo askar lagu qabtay goobihii laga fuliyay hawlgalada la xidhidha qaraxa iyo dilka ka dhaca magaalada Laascaanod.

 

Dhinaca kalena waxaa weli xidhan dad tira badan oo si sharci daro ah loogu qabtay gudaha magaaladda laascaanood, iyadoo inta badana loo dhaadhiciyay xabsiga mandheera.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   
Since the city is occupied by the SNM, over 70 assassinations mostly against so called official who work for SNM have happened in the city of <?xml:namespace prefix = st1 ns = "urn:schemas-microsoft-comLA.</ST1:p No one is arrested for any of these crimes yet. Who is behind?

Share this post


Link to post
Share on other sites

baadhitaano ayaa socda dadka waxan dilayaa wa dad cowards aah oo madaxa so duubtay oo afkooda qariye iyo wejigooda laakin wala so qab qabanaya,.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

I don't think they are unknow people. Men behind these are your SNM militia. A week ago when they attempted to murder the governor, two were captured but later taken away from the jailed..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

alle ha u naxaristo. Sabar iyo imaana eheladooda haka siiyo!.

 

Wixi xaqdara wada ilaahay wuu la xisaabtami akhiro..aduunkan wanaag kuma waray nin dhiigyacab ah! intaas marwalba hala ogaado!

 

inshallah khyr waan so ducayn in alle dhibtan hadan reer SSC nahay nahaysata alle naga kor qaado..oo dadkan xaqdarada wada magaloyinkooda nagaga celiyo

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allah yarxamah ....

 

There is only one group fighting in the area who promised to kill everyone that works with the government. They probably thought this will stop the 18th May by killing their own kins .................. Subxaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;720536 wrote:
I don't think they are unknow people. Men behind these are your SNM militia. A week ago when they attempted to murder the governor, two were captured but later taken away from the jailed..

Looool you read to much in to that Jidbaale stuff. Why would Somaliland Kill the second man who is in charge of the courts of sool and try to kill the Governor of Sool ina isleged tell me why what is the trick whats's the motive remember the Former Supreme judge of sool was also Killed in April was he also Killed By Somaliland .. Somaliland security forces will capture these terrorist and bring them to justice you willl see.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

There is only one group fighting in the area who promised to kill everyone that works with the government. They probably thought this will stop the 18th May by killing their own kins .................. Subxaan.

Now you are trying to start war between kins by talking shit..

 

maaad askarta xuna somali diidka aad ka daba heestid dhahdid magaloyinkooda haku noqdaan

 

wa cajiib dadka qaar say labo wajiilo u yihiin..alle hakuso hadeeyo! waxkale oo aan dhoho garan maaye

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Jacaylbaro;720544 wrote:
Allah yarxamah ....

 

There is only one group fighting in the area who promised to kill everyone that works with the government. They probably thought this will stop the 18th May by killing their own kins .................. Subxaan.

And how did you came to this judgement! What has to do with the May 18th when in fact killing of people are consistent since your militia came to the city.. It's more like clan cleansing and revange.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;720545 wrote:
Looool you read to much in to that Jidbaale stuff. Why would Somaliland Kill the second man who is in charge of the courts of sool and try to kill the Governor of Sool ina isleged tell me why what is the trick whats's the motive remember the Former Supreme judge of sool was also Killed in April was he also Killed By Somaliland .. Somaliland security forces will capture these terrorist and bring them to justice you willl see.

Simple, waryaa clan and eveything is clan.. Revange for lost over Kalshaale and those lost from Siyad's gov..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Jacaylbaro;720544 wrote:
Allah yarxamah ....

 

There is only one group fighting in the area who promised to kill everyone that works with the government. They probably thought this will stop the 18th May by killing their own kins .................. Subxaan.

 

That is what i think aswell. They think targetting their kins will make pro sland las anoders dislike sland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this