Peace Action Posted May 18, 2011 What a brilliant idea; Clean the city and at the same time remind the residents of LA the need to get rid of secessionst ideology. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted May 18, 2011 Good clean oo janitors Somalis lol but looking at those pics nothing looks clean lol. I hope Somaliland SSC janitors did a good job in there areas lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 18, 2011 Buhoodle,(lasanod Online)- Munaasibadan balaadhan oo lagu maamuusayey 18ka May oo ku beegan maalinta gobollada SSC ay guraan qashinka iyo nadafada deegaanka.. ayaa maanta waxay ka dhacday magaalada Buuhoodle iyo dhamaan gobollada SSC. Xuska 18-ka May ayaa waxaa maanta ay si wayn ugu qabsoontay guud ahaanba gobollada SSC, waxaana xuskan 18-ka bisha May laga xusay magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Waxaa xuskan maanta ka qayb qaatay dhamaan qaybaha kala duwan ee bulsho wynta reer buuhoodle, Dadkii maanta lagu arkayey fagaarayaasha magaalada buuhoodle ee ku hawlanaa ololaha nadaafada ee gobollada ssc ayaa waxaa ka mid ahaa ururka dhalinyarada, kuwa haweenka iyo bulsho wayn kale oo iyana iskood isku xilqaamay. Munaasibadaan maanta ayaa waxaa iyana ka qayb qaatay qaarka mid ah golaha khusuusida SSC oo iayagu maanta la arkayey iyagoo ku hawlan xuska maalinta qashinka ee bishan May. Isku soo wada duuboo xuska 18-ka bisha may ayaa waxaa uu kusoo aaday xili magalada Buuhoodle uu ka da'ayo roobkii guga oo hadii aan nadaafada magaalooyinka SSC kor loo qaadin ay suurta gal tahay in ay biyaha jiiffa suuqayada ay ka dhalan karaan cudurada faafa. Barnaamijkan waxaad ku maqli doontaan Waraysiyo aanu ka qadaadnay Col. Cali Sabarey oo ah Ku xigeenka Hogaanka SSC iyo xuno kale oo ka tirsan Khusuusiga SSC iyo qaybaha bulshada ee kala duwan. dhegaysi wacan.. Halkan Ka Daawo Sawirda Axmed Maxamed Nadiif "Ifiso" lasanod Online, Buhoodle Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 18, 2011 Job well done!!!!!!!!! more pics Halkan Ka Daawo Sawirda Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 18, 2011 Clean it up, Clean it up, Clean up all the rubish.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted May 18, 2011 Your hate is visible but we still reach out with an open hand.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted May 18, 2011 This cleaning campaign has spread so far so quickly. Honestly charity campaigners could learn a thing or two from those who came up with and promoted the idea. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted May 18, 2011 General Duke;720653 wrote: Clean it up, Clean it up, Clean up all the rubish.. Quote Share this post Link to post Share on other sites