A_Khadar Posted May 18, 2011 Happy Qashin Qub Day Soomaaliyeey.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 18, 2011 Mudaaharaad balaadhan ayaa maanta ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kadib markii shacabka.. magaalada Laascaanood ee ka soo horjeeda maamulka Somaliland ay maanta xuseen maalinta nadaafadda gobolada SSC oo ku beegan maanta 18-ka May, xilli ay masuuliyiinta gobolka Sool ee maamulka Somaliland ay u dabaaldagayeen sanadguuradii 20-aad ee ka soo wareegatay ku dhawaaqa gooni isu taaga aan la aqoonsan ee maamulkaas. Mudaaharadkan ka dhacay magaalada Laascaanood ayaa ku yimid ka dib markii ciidamada Somaliland ee jooga magaalada Laascaanood ay ku wargaliyeen shacabka magaalada Laascaanood oo u dabaaldagayay maalinta nadaafadda gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn islamarkaana waday olole nadaafadeed, inay joojiyaan ololahaasi islamarkaana ay tagaan xarumaha dowladda oo ay ka socdeen xuska maamulkaas. Waxaase la sheegay in shacabka magaalada ay ka soo horjeesteen inay ka qaybgalaan xuska Somaliland islamarkaana ay keentay in Maleeshiyada Somaliland ay rasaas ay cirka u ridaan, iyagoo dhinaca kalena xidh xidhay qaar ka tirsanaa dadkii ka qaybqaadanayay ololaha nadaafadda. Qaar ka tirsan shacabkii ka qaybqaadanayay ololaha nadaafadeed ayaa bilaabay inay dhigaan mudaaharaad xoogan oo muddo saacado ah socday,iyagoo ku dhawaaqayay ereyo ay uga soo horjeedaan kala go’a Somaliya iyo qaar ka dhan ah maamulka Somaliland, balse mudaaharaadka ayaa joogsaday kadib ciidanku rasaas ay fureen shacabkii. Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa ah mid xilligan kacsan, Iyadoo masuuliyiintii ka timi Hargeysa ayey lama filaan ku noqotay in sidii la rabay looga qaybqaadan waayo xuska maamulka Somaliland oo asbuucan wefdi uu horkacyo Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade ay qabanqaabadeeda ka wadeen magaalada Laascaanood Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 18, 2011 LooooooooooooL....walee fara kulul baa la,isku hayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 18, 2011 mashallah wa leh wa niman muwadinin ah dalki oo dhan haday nadiifiyeen wax ka wanaagsani ba ma jirto Sanadka danbe wa in dalka oo dhan ba la nadiifiya inta la danceyo habeenimada hala ciyaaro laakin maalinti waleh dalka hala nadifiyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 18, 2011 Waxaa maanta oo taariikhdu ku beegantahay 18/5/2011magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn laga xusey 18 May oo ah maalin ay gobolada sool sanaag cayn ay u aqoonsanyihiin maalinta nadaafada goboladaasi,waxaana maanta siwayn looga xusey dhamaanba gobolada ssc iyadoo gobolada laga xusey ay ka mid ahayd gobolkani cayn iyo dhamaanaba deegaano badan oo hoosyimaada gobolkaasi. Hadaba ololahan nadaafadeed ee maanta sitoosa uga socday magaalada buuhoodle ayaa waxaa dhamaanba ka soo qayb galay ururada bulshada ee ka hawlgala magaaladani sida ururada dhalinyarada kuwa haweenka waxaana siwayn looga qayb qaatay nadaafada iyo bilicda magaalada buuhoodle maalinat qashinka ee gobolada ssc ayaa waxaa gaar ahaa magaalada buuhoodle ku soo beegmatay xili ay roobabkii gu,gu silaxaad leh uga da,ayaan dhamaanba gobolka cayn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 18, 2011 Mashallah dhaliyarada Sudo wa dadadaleen waleh halka ka haya dhaliyaro wa oday Xunjuf oo salaan idinka so diraya Meel u joogo ba Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 18, 2011 Maalinta Nadaafada Goboladda SSC oo Laga xusay Nairobi{Daawo Video+Sawiro}. Waxaa maanta haweenka jaaliyadda SSC ee Nairobi si weyn uga xuseen magaaladan Nairobi maalinta 18ka May oo ku beegan maalin lopo Aasteeyey Nadiifinta iyo ka shaqaynta Nadaafada gobolada SSC, taasoo sanadkasta laga xuso guud ahaan deeganada SSC. Jaaliyadda SSC ee Nairobi ayaa noqotay jaaliyadii ugu horeysey ee debeda ah taasoo ku xusta dalka debediisa sanad guurada qashin gurka SSC. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 18, 2011 Nairobi got cleaned up as well May 18th. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 18, 2011 Kalshaale Grocery.... Little place of no man's land can get this popular... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 18, 2011 A_Khadar;720504 wrote: Nairobi got cleaned up as well May 18th. wa arin wanaagsaan nairobi ba mar bay ahayd British Colony xita isku Shilin banu ahayn mar Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 18, 2011 Shilinleysay.. The day is cleaning/Qashi qub Day. North America communities for their contribution to this qashin qub day is coming soon.. MAY 18th, Maalinta QASHIN QUBKA... Quote Share this post Link to post Share on other sites
genius pauper. Posted May 18, 2011 ~~~~~afkaada caana lagu qabay a_khadaroow, oo saas uma ogeen, ileen ssc waa gooni? walee waad igu banantihiiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 18, 2011 May 18th is the day to clean up.. Many Somalis are joining the wagon for this to clean their cities and neighborhoods.. Even a new song is on the way for this day! Heesta Maalinta Qashin qubka.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 18, 2011 Cleaning DAY Buuhoodle - Quote Share this post Link to post Share on other sites