OdaySomali Posted May 17, 2011 "Dugsi ma leh Qabyaalad waxay dumiso moo'yaanee" "dadka kama yaraateene, ways dabarjaraysaane'." Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted May 17, 2011 "Soomaali baan ahay" Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted May 17, 2011 "Quraan ruugii ina Cadow Qoorta laga gooyee - Diktooradii waxqali jiray qamarna may dhaafin" ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted May 18, 2011 Somaliland's leaders message to Somalia (a very reasonable one): " Waxaan ugu baaqayaa siyaasiyiinta Soomaaliya inay u tudhaan dadkooda, danta bulshadana ka horraysiiyaan dantooda, xalkuna wuxuu ku jiraa inaad wada-hadashaan, inaad isu-tanaasushaan oo isku tashataan,"ayuu yidhi, waxaanu intaa raaciyay oo uu yidhi, " Waxaan dadweynaha Somaliland, dawlad iyo shicibba ku bogaadinayaa soo-dhawayntii wanaagnsanayd ee ay u sameeyeen dadka ka so qaxay Soomaaliya, waxaanan ku adkaynayaa in la xaq-dhawro, lana ilaaliyo . " Waxyaabaha kale ee uu ka hadlay Axmed-Siilaanyo waxa ka mid ahaa, xidhiidhka Somaliland iyo Puntland, "Maamul-gobolleedka Puntland waa qayb ka mid ah Soomaaliya oo xasiloon, waxaanan jeclahay in aanu iskaashi ka wada-yeelano dhinacyada nabadgelyada, la-dagaallanka budhcad-badeedka iyo argagixisada, ganacsiga, waxbarashada, Caafimaadka iyo horumarka. "Waxaan ugu baaqayaa siyaasiyiinta Soomaaliya inay u tudhaan dadkooda, danta bulshadana ka horraysiiyaan dantooda, xalkuna wuxuu ku jiraa inaad wada-hadashaan, inaad isu-tanaasushaan oo isku tashataan," Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted May 18, 2011 They are beating each other with chairs and the whole country expects a government from them :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites