Sign in to follow this  
caydarus

Afhayeenka Mujaahidiinta Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa markii ugu horeysay ka hadlay ya

Recommended Posts

caydarus   

Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in ciidamada Mujaahidiinta ay weerar kala hortagi doonaan cid kasta oo weerar iyo duulaan ku soo qaada Mujaahidiinta iyo shacabka Muslimka ah ee Soomaaliyeed. “Shacabka jabuuti waxaan dhihi lahaa wiilashiina ha u soo dirina Somalia, yaysan idin qaldin gunada yar ee Mareykanka iyo gaalada ay siinayaan ciidankiina” ayuu yir Sheikh Cali Dheere, waxaana sidoo kale uu canaan u jeediyay madaxweynaha Jabuuti oo uu ku tilmaamay in uu yahay Camiil u adeega faransiiska iyo gaalada aduunka danahoodana u fuliya.

 

Sheekh Cali dheere ayaa u sheegay shacabka Jabuuti in wiilashooda dhimasho iyo dhaawac badan ay kala kulmi doonaan Somalia, haddii aanay ku qasbin dowladda Jabuuti in mowqifkeeda ciidamo soo dirida ay ka laabato. Dowladda Jabuuti ayaa dhowaan shaaciyay in horaanta bisha Jun ay u soo diri doonta Somalia ilaa 2 batalyan oo ciidan ah kuwaasi oo kaqeyb qaadanaya dagaalka ciidamada shisheeye ee Amisom ay kula jiraan Mujaahidiinta.

 

Arimahan oo idil ayaa ku soo beegmaya xilli dagaalka Muqdisho uu galay xaalad xasaasi islamarkaana maydadka ciidamada Kiristanka Amisom lagu jiid-jiiday wadooyinka Muqd

Share this post


Link to post
Share on other sites
caydarus   

waxan jeclaanlaha in ad ra yigiina kadiibataan hadalkan uu jeedinaayo afhayeenka al-shabaab, kasoo ku aadan digniin uu udiraayo jbouti oo uu leeyahey ciidamo ha u soo dirina somalia. waxaa is waydiin mudan hadii wadamadi caawin lahaa somalia saas loo cab siiyo yaa umaqan dadkeene?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this