caydarus Posted May 17, 2011 Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in ciidamada Mujaahidiinta ay weerar kala hortagi doonaan cid kasta oo weerar iyo duulaan ku soo qaada Mujaahidiinta iyo shacabka Muslimka ah ee Soomaaliyeed. “Shacabka jabuuti waxaan dhihi lahaa wiilashiina ha u soo dirina Somalia, yaysan idin qaldin gunada yar ee Mareykanka iyo gaalada ay siinayaan ciidankiina” ayuu yir Sheikh Cali Dheere, waxaana sidoo kale uu canaan u jeediyay madaxweynaha Jabuuti oo uu ku tilmaamay in uu yahay Camiil u adeega faransiiska iyo gaalada aduunka danahoodana u fuliya. Sheekh Cali dheere ayaa u sheegay shacabka Jabuuti in wiilashooda dhimasho iyo dhaawac badan ay kala kulmi doonaan Somalia, haddii aanay ku qasbin dowladda Jabuuti in mowqifkeeda ciidamo soo dirida ay ka laabato. Dowladda Jabuuti ayaa dhowaan shaaciyay in horaanta bisha Jun ay u soo diri doonta Somalia ilaa 2 batalyan oo ciidan ah kuwaasi oo kaqeyb qaadanaya dagaalka ciidamada shisheeye ee Amisom ay kula jiraan Mujaahidiinta. Arimahan oo idil ayaa ku soo beegmaya xilli dagaalka Muqdisho uu galay xaalad xasaasi islamarkaana maydadka ciidamada Kiristanka Amisom lagu jiid-jiiday wadooyinka Muqd Quote Share this post Link to post Share on other sites
caydarus Posted May 17, 2011 waxan jeclaanlaha in ad ra yigiina kadiibataan hadalkan uu jeedinaayo afhayeenka al-shabaab, kasoo ku aadan digniin uu udiraayo jbouti oo uu leeyahey ciidamo ha u soo dirina somalia. waxaa is waydiin mudan hadii wadamadi caawin lahaa somalia saas loo cab siiyo yaa umaqan dadkeene? Quote Share this post Link to post Share on other sites