General Duke Posted May 19, 2011 ^^Somali's are making money everywhere. To Get Rich is Glorious. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 19, 2011 lol...Kii National malla qabtay horta? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted May 19, 2011 Safiirka Somalia U Fadhiya Dalka India Oo Manta Booqatay Bandhiga Carwada Masha’alah Boosaso ( RBC Radio) Safiirka oo Mudo Laba Cisho ah ku sugnaa Boosaso ayaa waxaa Maanta uu Booqasho Ku tagtay Carwada Weyn ee Puntland oo haatan Heer gagabo ah Mareysa. Marwo Ebyan Maxmed saalax oo ah Safiirka somalia u Jooga dalka India ayaa waxaa ku soo Dhaweyay Gudaha Carwada Maamulka Rugtya Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland iyo ganacsato Ku sugneeyd gudaha Carwada. Ebyan ayaa waxaa ay Mid Mid u booqatay dhamaan Xarumaha ay Ganacastada ka sameysteen gudaha Carwada oo Haatan Heer gabaga ah Mareysa Waxaana Garab Socday Gudoomiyaha Rugta Ganacasiga iyo Warshadaha Puntland Maxmuud Xayir Ibraahim. Markii ay socodkeeda soo Dhameystay ayeey Waxaa ay Saxaafda uga Warbixiyay Wixii ay kala kulantay guud ahaan Puntland iyo Arimaha kala duwan ee Puntland. Ebyan Maxmed saalax ayaa sheegatay in ay tahay Markii Ugu Horeysay oo Puntland ay timaado balse ay kala kulantay Soo Dhaweyn Wanaagsan isala Markaasina ay Maamulka uga Mahadcelineyso habka Nabadgalyada ee ka jira Gudaha Puntland. Safiirka ayaa intaasi Raacisay in ay Ku aratay Boosaso Horumar dhinaca Dhaqaalaha iyo Isku Xirnaasho ganacsatada Dhexdeeda ah Taasi oo Uga Mahadcelisay Maamulka Rugta iyo Wasiirada Qaabilsan Ganansiga. Sidoo Kale waxaa ay sheegtay in ay u sii Gudbi Doonto Magloyinka Kale Puntland gaar ahaan garowe Gaalkacyo Qardho iyo Degmada Carmo Halkaasi oo ay dooneyso in ay Eegto habka ay Socdaan Horumarka iyo Nabada ka Jirta Puntland. ---------- Dawlada waa imaan kartaa PL then. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted May 19, 2011 Interesting, Go SOmalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted May 20, 2011 This is a fantastic development, congrats to all the Somali's who made this happen! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 20, 2011 The business expo has been a sucess. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 20, 2011 Bandhiga Carwada Caalamiga ah ee Puntland oo lasoo gabagabeeyey[sawiro] 4 hours ago | 1 comment Waxaa maanta[Jimce] si rasmi ah loogu soo gabagabeeyey magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland Bandhiga Carwada Caalamiga ah ee Puntland, kaasi oo ay ka qaybqaadanayeen shirkaddaha ganacsi iyo goobaha waxbarasho waxayna soconeysey muddo shan cisho ah. Xarunta Jaamacadda Bariga afrika oo ahayd goobta ay ka furneyd Carwada Caalamiga ah ee Puntland ayaa waxaa kasoo qaybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Dawladda Puntland,ganacsato,Isimo iyo dadweyneynihii ka faa’ideystay qiime dhimista adeegyada ganacsi ay u sameeyeen shirkadihii ganacsi ee ka qaybqaadanayey bandhiga Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 20, 2011 Shirkadihii shahaado sharafta iyo biladaha la siiyey ayaa waxaa kamid ahaa: Shirkadda Golis Shirkadda Towfiiq Shirkadda Alfadli Xawaaladda Iftin Express Salaama Puntland Bank Shirkadda Ilo Taango. Jaamacadda Bariga afrika Jaamacadda Muqdisho iyo qaar kale. Si kastaba ha ahaatee Carwada Caalamiga ah ee Puntland ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhacdey kala iibsi aad u faro badan, taas oo dhaqaale cusub ku soo kordhisey deegaanada Puntland, waxaana jira dad badan oo uga yimid gobolada dalka. Bandhigaan ganacsi ee caalamiga ah ayaa la furay 15.5.2011,waxaana lasoo gababeeyey maanta oo ay taariikhu tahay 20.05.2011, Ganacsatada ayaa isku raacey in sanadkasta hal mar la qabto inkasta oo aan weli la cayimin maalinta rasmiga ah ee Carwada Puntland loo qoondeeyey in la furo. Cismaan Axmed Ciise & Quote Share this post Link to post Share on other sites