Somalina Posted May 14, 2011 Happy SYL Day to all Somalis. SYL was the first political party in Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted May 14, 2011 The original 13 SYL members Osman Gedi Rage Mohamed Farah Hilowle Mohamed Ali Nur Haji Mohamed Hussein Abdulqadir Saqawadin Dhere Hagi Dhere Hudow Moalim Abdullahi Mohamed Hirsi Nur Dahir Haji Osman Mohamed Osman Bardura Yasin Hagi Osman Ali Hassan Maslax Haji Mohamed Abdullahi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 14, 2011 very nice wa munasabad aad u wanaagsan Halgamayshi SYL. ilahay ha u naxaristo intii geeeriooytay koley magac bey ka tageen eh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted May 14, 2011 Awww. Look at them looking so royal, sophisticated, dignified, handsom.... Ragna waa ragii hore, indeed. Bless 'em. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 14, 2011 First political party eh ?? ,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 14, 2011 Happy Syl to ye all.. I agree with blessed..ragii hore ba rag aha..hada we have bunch of losers Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted May 15, 2011 Jacaylbaro;719316 wrote: First political party eh ?? ,,,,,, Eh! did you not read the title? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted May 15, 2011 For me SYL legacy is today's problems in Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 15, 2011 Somalina;719336 wrote: Eh! did you not read the title? Ohhh ,,, Somalia .. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Masweyn Posted May 15, 2011 Happy Happy Happy! 15th May.......SYL.......! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 15, 2011 Eebba ha u raxmado halyeeydii iyo aabiyaashii gobonimodoonka. Hadafkee aaminsanaayeena ee Soomaaliweyn, Eebba hadduu idmo, maalin dhow waa gaari doonaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted May 16, 2011 Munaasabad lagu maamuusayay sanadguuradii 68-aad ee aas’aaska ururkii Dhalinyarada SYL ayaa maanta lagu qabtay xarunta G/Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Munaasaban loogu dabaaldegay xuska maalinta ururkii dhalinyarada SYL oo ku asteysan 15-ka May, oo ay ka soo wareegatay 68-sano, oo lagu qabtay xarunta maamulka G/banaadir ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Wasaaradda arimaha Bulshada Shaqada, horumarinta Shaqaalaha dhalinyarada iyo Isportiga, iyo Ururka dhalinyarada Qaranka Soomaaliyeed. Munaasabadaasi ayaa waxaa ka soo qeybgalay Mas’uuliyiin ka socotay Dowladda, maamulka G/Bamaadir, dhalinyarada ku dhaqan G/Banaadir, Haweenka, Fanaaniinta, iyo martisharaf kale oo aad u farabadnaa. Dadkii ka hadlay munaasabadaasi ayaa waxaa ka mid ahaa Cabdi Kheyre Cawaale oo ka mid ahaa dadkii sida wanaagsan ula soo shaqeeyay uururkii gobanimadoonka ahaa ee SYL, waxa uuna tilmaam iyo tusaale ka bixiyay halgankii ay dhalinyarada Soomaaliyeed u soo galeen Xoriyadda. Sidoo kale waxa munaasabadaasi ka soo qeybgalay koox dhalinyaro ah oo ka soo fakatay Khawaarijta isla markaana Dowladdu u fidisay cafis iyo daryeel, kuwaas oo labisnaa Calankeenna Soomaaliya, isla markaana muujinayay wadaniyadda iyo farxadda maalinta 15-ka May, iyadoo Maxamed faarax oo ku hadlay magaca dhalinyaradaasi uu sheegay in Allaah uu xaqa garadsiiyay ayna ka faa’iideysteen cafiskii Dowladda isagoo ugu baaqay dhalinyarada kale, in ay ka soo baxaan dhibaatada iyo halaagga ay faraha kula jiraan. Ugu danbeyntii waxaa xafladani soo xirtay Wasiirudowlaha Xafiiska R/wasaaraha Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar, oo xafladani soo xirtay ayaa ugu baaqday dhalinyarada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan in ay ka qeybqaataan dib u dhiska dalkooda, ayna ku daysadaan ururkii SYL, iyadoo tilmaantay in Xukuumaddu ay dhalinyarada ku hageeyso wadadii SYL. Munaasabddo kale oo lagu maamuusayay xuska maalinta dhalinyarada ayaa lagu qabtay magaaladda Gaalkacyo, iyadoo halkaasi lagu soo bandhigay waxqabadkii ururkii SYL, sidoo kale munaasabad kale oo taa la mid ah ayaa lagu qabtay magaalada Nairoobi taas oo ay ka soo qeybqaleen mas’uuliyiin iyo dadweyne aad u farabadan oo ku nool magaaladaasi. Xuska maalinta Dhalinyarada ayaa ku soo beegmaya xilli dowladda Soomaaliya ay cafis iyo daryeelba u fidineyso dhalinyarada Soomaaliyeed ee ay marinhabaabiyeen Khawaarijta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
caydarus Posted May 16, 2011 SYL waxay ka imaadeen somali hadana kuwo la mid ah way nagu jiraan lakiin waxa qasaya odayaal dhuuni qaatayaal ah, qabiilaysta yaal ah, oo wada daba ****** ah, marka walaalayaal yaan niyada la iska dilin waynu gaari doonaa dhafkeena insha allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
caydarus Posted May 16, 2011 Somalina;719215 wrote: The original 13 SYL members Osman Gedi Rage Mohamed Farah Hilowle Mohamed Ali Nur Haji Mohamed Hussein Abdulqadir Saqawadin Dhere Hagi Dhere Hudow Moalim Abdullahi Mohamed Hirsi Nur Dahir Haji Osman Mohamed Osman Bardura Yasin Hagi Osman Ali Hassan Maslax Haji Mohamed Abdullahi i like this gentlemen may allah bless them, they make us proud! somalina keep it up walashey. Quote Share this post Link to post Share on other sites