Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Ethiopia:ONLF rebels attack WFP Convoy And kill WFP food Monitor and take two hostages

Recommended Posts

Ethiopia: ONLF rebels attack WFP Convoy Kill the drivers and take two hostages

 

Jabhadda ONLF Oo Weerar Ay Ku Qaaday Wefti Hay’adda WFP Ka Tirsan Ku Dhaawacday Sarkaal Reer Somaliland Ah, Af-duubna Ku Kaxaystay Laba Ajaanib Ah Iyo Gubashada Laba Gaadhi Oo Weftigu Watey.

 

Baabuli (Ramaas) May 14,2011 - Jabhadda dagaalka kula jirta dawlada federaala Itoobiya ee ONLF ayaa weerar ay ku qaadeen tuulo dhowr kilo mitir u jirta Magaaladda Baabuli ee dawlad deegaanka Soomalida ku dhaawacay sarkaal ka tirsan hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan cuntadda ee addduunka ee WFP.

 

Dirawalkii sarkaalkan oo magaciisu yahay Siciid Maxamed Caano-nuug (Gurey) oo dhawaaciisa lagu daawaynayo dhakhtar ku yaal Magaalo madaxda gobolka Ismaamulka Soomalida Itoobiya ee Jigjiga ayaa isaga ay dileen jabhadda ONLF.

 

Jabhadda oo gudaha u galay tuulada u dhow Baabuli, ayaa la sheegay inay sidoo kale kaxaysteen laba qof oo ajaanib ah isla-markaana aan la garanayn meesha ay la tageen, iyagga oo gubay laba baabuur oo hay’addu wadatay.

 

Warka ayaa waxa uu intaa ku darayaa in sarkaalka Somaliga ah oo reer Somaliland ay jabhadda ONLF caloosha ka toogteen isla-markaana ay mayd ahaan uga tageen, iyadda oo markii ay ka tageen ee ay gubeen baabuurtii ay wateen isla-markaana ay kaxaysteen labadii qof ee ajaanibka ahaa ay dadka deegaanka oo markii hore ka yaacay rasaastu ay soo qaadeen dhaawaca Siciid Guray, ka dibna loola cararay Magaalada jigjiga.

 

Dirawalka sarkaalkan WFP u shaqaynayay ayaa la sheegay inuu dhalasho ahaan ahaa reer Itoobiya, gaar ahaan qoomiyadda Hererida.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;719212 wrote:
The news aint funny, the fact that you posted it is.

Why i post all sort of news i post now and then from Daroor Marki degmada loo magacabay i report marki ay Liyo boolisku ay xiidheen ganacsatayaal reer harta Sheikh , i post about Djibouti The Garowe admin the TFG al Shabaab The Republic of Somaliland. even raas casayr

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Jacaylbaro;719302 wrote:
hadhowna iyaguun baa
ooyi
oo odhan dadkayaga waxba lama taro .....

Wax tarkaaga yaa u baahan ama u baahan jiray? Xuduudaha aan kala xidhano haddaad rabtid, desert baad degen tahay adeer. And one advice, as a man, you over-use the word "oohin", easy with it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   

nonsense propoganda from the Ethiopian regime which is actively blocking food aid from reaching the populace, this is the same government that has expelled almost all NGOs from the region including the red cross the most impartial party in the conflict.The Ethiopian government is known to use armed guns to attack Food convoys so they can focus blame on ONLF and to signify to aid groups that the region is dangerous for them so they can continue there illegal blockade.This was the case when they directed an aid convoy from OWDA years ago to a road filled with mines killing a prominent aid worker.The Ethiopian regime is also known to use Food aid convoys as cover for there operations or directly use there assets to conduct operations.This group WFP is not doing much for the people as the government of Ethiopia limits there activity and most of there food aid is politicized meaning only those close to the regime are given food aid, there has been nothing to relieve people of the long drought.

 

typical Somali tabloid news over the phone conversation.ONLF welcomes NGOs and those who will relieve the population as ONLF lives on the people, there food and water comes from them and this is exactly why Ethiopia doesn't want aid distributed to the people.Its Ethiopia thats paranoid about NGOs, human rights organisations and the Media visitng the region where they want to ensure there barbaric crimes are not unvieled any further.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this