AfricaOwn Posted May 14, 2011 The Zack;719200 wrote: ^LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL... Adeer you can't divide my people.. we are one nation, strong and united! A word Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 14, 2011 AfricaOwn;719204 wrote: word Emperor haile selassie would smile in his grave:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 14, 2011 Xukuumada Oo Bilowday Lacag Bedelka Giimbaarta ee Shacbiga Tog-dheer May 14th, 2011 Hargeysa (Somaliland.org)-Wasiiro ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa maanta ka qayb galay xaflad balaadhan oo loo sameeyay furitaanka bilowga hawsha shacbiga Gobolka Tog-dheer lagaga bedelayo lacagta giimbaarta ee laga qaato deegaanadaasi. Xafladaasi oo lagu qabtay Huteelka City Plaza ee magaalada Burco. Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Md. Cabdi Dirir Cabdi,oo kea hadlay furitaankii xafladaasi waxa uu sheegay in xukuumadiisu ay ku guulaysatay balan qaadkii la xidhiidhay in lacagta giimbaarta laga bedelo gobolka Tog-dheer oo uu ku dooday inay curyaamisay dhaqaalihii gobolkaasi. Gudoomiyuhu waxa uu sheegay in hawsha lacag bedelku ay muddo toban cisho ah ka socon doonto baanka magaaladaBurco, waxaanu tilmaamay in 2000 lacagta giimbaarta ah lagu bedeli doono 1000 Sl sh Md. Cabdi Dirir Cabdi waxa uu uga digay shacbiga gobolkaasi inay iska ilaaliyaan lacagaha foojariga ah ee lagu doonayo in lagu mijo xaabiyo dhaqaalahooda. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dr.Cabdi Aw Daahir Cali oo ka hadlay madashaasi waxa uu sheegay in muddo lix sanadood ah ay shacbiga Gobolka Tog-dheer ay ku olalayn jireen xisbi ahaan inay ka bedeli doonaan lacagta giimbaarta. Suldaan Cismaan Cali Madar iyo Sulaadaan Maxamuud Guuleed Mirre ayaa iyaguna waxay xukuumada ku ammaaneen waxqabadka waxaanay dawlada u soo jeediyeen inay kordhiyaan mudada lacag bedelku ay ka soconayso gobolka oo ay xuseen inuu aad u balaadhan yahay. Dhinaca kale waxa isla maantaba dadweynuhu ay sufuuf dhaadheer u galeen sidii ay lacagta giimbaarta ay ugu bedelan lahaayeen noodhka shilinka Somaliland, waxaana dadweynihii lacagta bedelanayay ay u mahad celiyeen xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo ay sheegeen inay fulisay balan qaad aad ugu cuslaa shacbiga gobolka Tog-dheer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted May 14, 2011 Xaaji Xunjuf;719208 wrote: Emperor haile selassie would smile in his grave:D That's hurtful awoowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted May 14, 2011 Good development, Masha Allah. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 14, 2011 *Blessed;719239 wrote: Good development, Masha Allah. :cool: Indeed Mashallah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 14, 2011 Burcana keligeed bay duushay ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 14, 2011 Halkan Ka Daawo: Gudoomiyaha Baanka Dheexe ee Somaliland oo Ka Hadlaya Badalaada Lacagta Giinbaart ah ee Burco. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 14, 2011 Thank God. Bahashii urta badnayd ma laga badalay Burco? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted May 15, 2011 The Somali shilling has lost ALL looks and feel of money, it is so old and just crazy it is used anywhere still. In burco last week,carrying the Somali shilling is like carrying a bag of boo around. I'm so glad to hear they are changing, however I am worried about the implications for villages/ tuulos who wont get the new Somaliland currency and their old currency will be of no use. Burco traders from the other side will also run into some difficulties. This is not Silaanyos doing, this is the markets doing, the Somali shilling has reached the stage where it cannot be used at all, wye gogesa and the smell alone can kill you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted May 15, 2011 this is very positive news. economic integration of all of Somaliland region could only mean more development and in the long run political integration. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 15, 2011 war guba guba warqadaha xun xun guba si dhakhso ah u guba Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xeefow Posted May 15, 2011 What does Giinbaarta mean? Quote Share this post Link to post Share on other sites