Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland First International Trade Fair to be held in Bosaso the Commercial Capital Progress

Recommended Posts

Diyaar Garowga Carwada Bandigeedka Caalamiga ah oo Laga Daremayo Magalada Boosaso (Sawiro)

 

Boosaso ( RBC Radio) Carwada Ganacsiga Puntland Oo Lagu Soo Bandhigi doono Qalab kala duwan iyo Waxyaabaha ka so Baxa dalka Ayaa La filayaa dhawaan in Lagu Qabto Boosaso.

Qabanqaabada Carwadan oo ay ka soo Qaybgalayaan Ganacsato Ka socota dalalka Caalamka ayaa ah mid Si weyn loo Wada dhowrayo.

 

Gudoomiyaha Rugta ganacsiga iyo Warshada Puntland Maxmuud Xayir ibraahim Oo Horkacay Qaban qaabada Carwadan ayaa sheegay in Carwadani Tahay Midii ugu Horeysay oo Lagu Qabto Puntland waxaana uu Bogaadiyay Ganacsatada Puntland sida ay Ugu Soo bandhigayaan Ganacsigooda Carwadan Furmi doonta 15 Bishani May socona doonta ilaa 20 bishani May 2011.

 

Waxaana Carwada oo Furmi doonta Maalinta Axada ah ee soo Aadan Ka muuqanaya Goobta Carwada Bilic soo Jiidaneysa indhaha ruux Kasta oo Halkaasi Taga.

 

Calamo la dhisay Bananka Jaamacada Bariga africa Carawadani Oo ka dhici doonta Xarunta Jaamacada Bariga Africa ee Magalada Boosaso ayaa Waxaa U Diyrgarobaya Dadka ku dhaqan Boosaso Oo Doonaya in ay Ka soo iibsadaan Alaabaha Raqiiska ah Halkaasi Shirkadaha ku soo bandhigayaan.

 

M.A Rashiid

RBC Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Trade Fair will be held between the 15th-20th of this month in the compounds of the East Africa University. The Preparations are in full swing as told by the Chairman of the Puntland Chamber of Commerce to the Press.

 

1195-300x203.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland Minister for Commerce and Industry Xassan Faarax Jaamac (Geerash) cuts ribbons to the International Trade Fair as Open

 

xarig-jaris1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this