A_Khadar Posted May 12, 2011 maanta oo ay taariikhdu tahay 1 may 2011 ayaa waxaa sirasmiya looga diyaar garoobay magaaladani buuhoodlemaalinta nadaafada gobolada ssc oo ku beegan 18 may 2011 qaar kamida ururada dhalinyarada buuhoodle ayaa waxaa ay sitoosa u diyaarinayaa in maalinta taarikhdu tahay 18 may ee bishan hadii alle idmo, siwayn loo nadiifiyo dhamaanba magaalada buuhoodle waxaa sidoo kale looga diyaar garoobayaa dhamaan deeganada ssc illaa heer degmo illaa tuulo sidii ay uga dhici lahayd maalinta nadaafada gobolada ssc ee 18,may hadaba waxaa maanta ogaysiiskan nasoo gaarsiiyay ururka dhalinyarada ee bayvo oo mudo dheer ka soo shaqaynayay, horumarka iyo waxqabadka gobolkani cayn labadii sano ee ugu danbeeyayna ka xusay g/cayn maalinta nadaafada gobolada ssc ee 18,may ayaa maanta waxaa ay wacyi galin ka bilaabeen magaalada buuhoodle ee xarunta g/cayn waxaana la kulmay gudoomiyaha ururkaasi oo ku magac dheer yusuf maxamed xasan ******ow waxaana uu noo xaqiijiyay inay wadaan sidii caadada ahayd awlba 18,may laqaado olole aan loo kala hadhin, caruur iyo ciroolaba waxaanuna maalinkaasi doonaynaa inaanu kabalaadhino kuwii hore oo ay oo aanu dhamaanba bulshada isu soo sarno siwacana looga qaybqaato waxaana ku boo rinaynaa dhamaanba deeganada ssc inay u diyaar garoobaan maalinta nadaafada ssc waxaana hada lagu jiraa xili roobaad waxaana ka dhalankara qashinka cuduro markaasi waa inaynu u dadaalnaa nadaaafada waana salaamayaa dhamaan bulshada waynta ssc meelay joogaanaba, maaha markii ugu horeysay ee gobolada ssc laga xuso maalinta nadaafada ssc ee 18,may waxaana aad loogu rajo waynyahay in maalintaasi ay dhamaanaba siwada jira uga dhacdo gobolada ssc. buuhoodle somaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 12, 2011 BUHODLE: Magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn ayaa saaka si wayn looga xusay maalinta qashin gurka iyo nadaafada SSC oo ku beegan 18 May, shacabka ku dhaqan magaalada buuhoodle ayaa dareeray saaka hiirtii qashin gur iyo nadaafad guud. Wararka ka imaanayaa magaaladaas ayaa tibaaxaya in saaka si wayn magaalada loogu qalab uruursaday sidii nadaafada guud looga qayb qaadan lahaa. Sameecadaha codka fogeeya ayaa baabuurta lagu rakibay iyadoo shacabku isku wacyigelinayeen nadaafada iyo heerka ay ka taagantahay jiritaanka aadamaha. Wararku waxay intaa ku darayaan in ciroole iyo caydi ayna saaka reer buuhoodle ukala hadhin xuska maalinta Nadaafada iyo qashin gurka SSC Sidoo kale wararka ka imaanaya deegaamada SSC qaarkood ayaa tibaaxaya in si wayn saaka loogu dareeray xuska maalinta qashin gurka SSC ee ku beegan 18ka may. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted May 12, 2011 ^^^ Your hate for somaliland is funny woow. To make a thread about may 18 2011 clean up day woow good one. To bad thousand of people from America, UK, EU, Ethiopia, Somaliland excluding SSC regions will be dancing and singing joy of the day Somaliland choose to be free. SSC regions can clean up junk if they want dont matter only makes somaliland more cleaner, do a good job for us Janitors of Somaliland and clean to your hearts content lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted May 12, 2011 Dont hate Janitors lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted May 12, 2011 ^War wuxu ma jug baa. Screeming......War yaa ku dhalaya. Yaa ku dhalay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kornaylka Posted May 12, 2011 Looooool, wallahi reer sool waa comedians, maxay yidhaahdeen inkuna dabaal degana anaguna wax baanu nadiifinaynaa! Anigu labadaasi waa compatible baan odhan lahaa, 18 may waa maalin muhiima, waddanka badhkiis haddii maalintaas la nadiifiyo badhka kalena inta laga dabaaldego, ka dibna wixii daasad madhan ee sharaab laga cabey, the next day la xaaqo oo 19 may loo dibdhigo u malayn maayo in wax dhibaato ah ay leedahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 12, 2011 Waa War lagu diirsado ..... 18 May xuskeedu waa mid qiimo leh qof walibana wixii uu kaga qayb gelayo waa la soo dhawaynayaa. Good Idea in maalintaa Cleaning lagu xuso ................ Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 13, 2011 ^^^^^^^^^^ who is calling haters to others.. Why it bothers you if reer SSC and any else do their own business in this case to clean their yards and street on May 18th. May 18th waa maalinta kudaafad gurka gobolada SSC... Congrats in advance to SSC regions.. Dedicate May 18th complete cleaning day of entire cities... I am doing my own yard as well on that day... Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 13, 2011 ^Sheekada masjid ciyaarta ka daa la dhaho ma maqashay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 13, 2011 I think the best idea is cleaning the Somaliland militia from the SSC territories .. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 13, 2011 ;);) War ma ciyaar baa waa dad dalkooda nadiifinayee.. Kaaga daran marka waxaabad maqli doontaa iyadoo ku fiday aduunka dacaladiisa.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 13, 2011 ^^ maxaa ku soo jeediyey this late.. Cleaning snm militia from LA will happen anytime, but this is yearly event to cleaning and remove garbage from the streets of SSC regions Quote Share this post Link to post Share on other sites