The Zack Posted May 12, 2011 Yep you guessed it right, some people are turning to dogs for this TFG and are easily getting offended when the TFG is condemned for anything. LOL ... I just want to make it clear, we will continue to condemn, blame, and criticize the TFG (regardless who leads it, this aint necessarily against your beloved adeer/abti Shariif lol)for any wrongdoings it does or attempts to do, i.e. trying to postpone the elections. our goal is not make anybody at SOL cry . That is the last thing we want to do to you. I mean what is the point of making you cry behind the monitor? LOL. We aint that bad This thread, however aint about that. It is about dogs trained for the TFG to help them fight "argagixisada". Read it in the below post.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 12, 2011 Soomaalida eeyo ma dhaqan taqaano! Kn: 13 sargaal oo ka tirsan DKMG ah ayaa mudo 3 bilood ah tabobar ku qaadanayay dalka Uganda, tababarka waxa uu ku saabsanaa sidii ay u hagi lahaayeen eeyo tabobaran oo loogu talogalay in ay baaritaano sameeyaan. 11 ka mid ah saraakiisha ayaa ku guuldaraystey in ay ku baasaan tabobarka, 2 kaliya ayaa ku barmoosey tabobarka eeyaha. 2 dii barmoostey iyo labbadooda eey ayaa maanta lagu soo bandhigey garoonka caalamiga ah ee Aadan Cabdulle Cusmaan ee Xamar, waxaana soo bandhigey shirkad fadhigeedu yahay dalka Koonfur Afrika oo sida muuqata heeysata qandaraas eeyo tabobaran ay dowlada kumeelgaarka ah ku siineyso si eeyahaasi loogu isticmaalo baaritaanada heerka sare ee garoonka Aadan Cabdulle Cusmaan oo markasta ay ka jirto cabsida in qaraxyo lala beegsado. Saraakiishani shisheeye wax yar unbeey ka ogaayeen xiriirka Soomaalida iyo Eeyaha, haddii waxa la barayo saraakiisha ay ahaan lahaayeen fardo iyo geel dhamaantood waxaa suurogal ahaan lahayd in ay wada baasaan, laakiin toloow yaa u sheega in Soomaalida aysan dhaqan aqoonin eeyaha. KismaayoNews.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 12, 2011 2 EEY (K9) ah oo lagu soo daray Amaan ilaalinta Airport-ka Xamar Ciidamada Amaanka ee garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa maanta lagu soo daray laba Eey oo nooca K9-ka loo yaqaan. Eeydaan labada ah ayaa ah kuwa ururiya sheegana meesha ay qaxyaabaha qarxa ku jiraan iyagoo si fiican loo soo tababaray. Haddaba eeydaan ayaa noqon doona kuwo wax weyn kusoo kordhiya helitaanka waxyaabaha qarxa. Daawo Videogan ay soo duubtay [ SNTV Telefishinka Qaranka ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted May 12, 2011 You do know K9 police dogs are regarded high by law enforcement and to reduce them to eeyo is unfortunate. Assualting these dogs brings you into more serious hash punishment than any other animal. These eeyo save lives everyday and there is no place on earth today that needs more saving lives than Somalia. Have a little respect for man's best friend, as the saying goes. What difference does it make if one is eey to [fill the blank with any label] as long as they're dogs to whomever they took a pledge of allegiance. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 12, 2011 ^LOOOOOOOOOOOOOOOOOL.. So the TFG 2.0 supporters (Kuwan aad mooddo iney Somaliya dhan leeyihiin since Shariifka became president) K9s ha ag dhigin miyaa tidhi. Walee inaad nin waalan tahay Jacfarow LOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted May 12, 2011 ^Hadda aniga igu dirr dumaashideey Somalina. Maandhoow geed lagu soo gabado ha iga dhigan. Why the heck is d.i.r censored? Ileen clan buu ahaa. Haye raali ahaada oo hurdada ku noqda. Sxb K9 edabta ay baraan baan la yaabaa. Hadaad waligaa ag martay k9, policeka wada ayey si edab leh ula socdaa, maba ku fiirinayaan, ma nuuxsanaayaan, markii amar la siiyona sidii shabeel buubaaya bey isu siideynayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 12, 2011 Lol War ninku fulaysnaa ba'aa! Beentaa ma aha si fiican bey eeydaas u tababaran yihiin bro, at least the ones I have seen in the states are. They are called officers lol. Eeydu waxey kamid yihiin xayawaaanka sida fudud u carbismo. Su'aashu waxey ka taagan tahay Somali ma isticmaali kartaa eey calyo nijaas ah ay afkiisa ka socoto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kornaylka Posted May 12, 2011 You can't call people dogs just because they disagree with you! This is outrageous, I thought people got banned for ****** comments like that, doesn't this sections have any mods? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 12, 2011 ^dude! Take a chill pill and stop being serious for a minute. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kornaylka Posted May 12, 2011 Why? Just cause I suggested you get banned for the distasteful comments you and your back up singers are making? I don't find what your saying funny at all sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted May 12, 2011 The Somali National Police had German Shepherds in prewar times! People are trying to rewrite history, I guess. Well done Neo-TFG. miauw Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 12, 2011 Kornaylka;718585 wrote: Why? Just cause I suggested you get banned for the distasteful comments you and your back up singers are making? I don't find what your saying funny at all sxb. Actually I don't give a #$ if you find it funny or not, i wasn't trying to give u humor when I posted this. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 12, 2011 Chimera;718591 wrote: The Somali National Police had German Shepherds in prewar times! People are trying to rewrite history, I guess. Well done Neo-TFG. miauw How did u end up with the conclusion of people trying to rewrite history? What's your source that Somalia used to have German shepherds? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted May 12, 2011 Well Zack what can I say maybe Dogs are not nijaas for the infected ones!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 12, 2011 Lol@Liqaye, I have to agree with you on that one, sir! Quote Share this post Link to post Share on other sites