Sign in to follow this  
Somalina

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag oo Digniin U Jeediyay Rag Ka Tirsan Somaliland Oo Gobolkaasi Ku Sugan

Recommended Posts

Somalina   

Boosaso ( RBC Radio) Wararka ka imanaya Qaybo ka mid ah Gobolka sanaag ayaa sheegaya in Halkaasi ay soo gaadheen Gaadiid ay Wataan Masuuliyin ka Tirsan Maamulka Somaland.

Hadaba arimahaasi ayaa Waxaa ka Hadlaya Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamed Siciid Nuur oo Haatan Ku sugan magalada Boosaso.

 

Gudoomiyaha ayaa shegay in ay Jireen Kooxo Si Dhuumaleysi ku Yimid Magalada Laasqoray Kuwaasi oo dadka degaanka kala kulmay Mudaharaad iyo Dhagaxtuur.

Waxaana u intaasi raaciyay in ujeedkooda uu ahaa Ciidamo ay ka Qoraan Qaybo Ka mid ah Gobolka Sanaag Gaar ahaan deeganda Xiga Waqoyiga.

Maxmed Siciid Nuur ayaa intaasi Raaciyay in Maamul ahaan ay la socdaan Dhaq dhaqaaqyada ka soconaya Gobolka sanaag ay Wadaan dad Ka amar Qaata Maamulka Somaliland ee Xududa la Wadaaga Gobolka Sanaag.

Gudomiyaha oo haatan Mudo Laba Casho ah ku sugan magalada Boosaso ayaa Tilmaamay in dhinaca Roobabka Haatan Dhulka Barwaqo yahay isla Markaasina aanay jirin Wax Dhibaata ah oo haatan ka jira.

 

RBC Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hadaba arimahaasi ayaa Waxaa ka Hadlaya Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamed Siciid Nuur oo Haatan Ku sugan magalada Boosaso.

 

:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Gudoomiyaha ayaa shegay in ay Jireen Kooxo Si Dhuumaleysi ku Yimid Magalada Laasqoray Kuwaasi oo dadka degaanka kala kulmay
Mudaharaad
iyo
Dhagaxtuur
.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this