Somalina Posted May 11, 2011 Boosaso ( RBC Radio) Wararka ka imanaya Qaybo ka mid ah Gobolka sanaag ayaa sheegaya in Halkaasi ay soo gaadheen Gaadiid ay Wataan Masuuliyin ka Tirsan Maamulka Somaland. Hadaba arimahaasi ayaa Waxaa ka Hadlaya Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamed Siciid Nuur oo Haatan Ku sugan magalada Boosaso. Gudoomiyaha ayaa shegay in ay Jireen Kooxo Si Dhuumaleysi ku Yimid Magalada Laasqoray Kuwaasi oo dadka degaanka kala kulmay Mudaharaad iyo Dhagaxtuur. Waxaana u intaasi raaciyay in ujeedkooda uu ahaa Ciidamo ay ka Qoraan Qaybo Ka mid ah Gobolka Sanaag Gaar ahaan deeganda Xiga Waqoyiga. Maxmed Siciid Nuur ayaa intaasi Raaciyay in Maamul ahaan ay la socdaan Dhaq dhaqaaqyada ka soconaya Gobolka sanaag ay Wadaan dad Ka amar Qaata Maamulka Somaliland ee Xududa la Wadaaga Gobolka Sanaag. Gudomiyaha oo haatan Mudo Laba Casho ah ku sugan magalada Boosaso ayaa Tilmaamay in dhinaca Roobabka Haatan Dhulka Barwaqo yahay isla Markaasina aanay jirin Wax Dhibaata ah oo haatan ka jira. RBC Radio Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 11, 2011 Hadaba arimahaasi ayaa Waxaa ka Hadlaya Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamed Siciid Nuur oo Haatan Ku sugan magalada Boosaso. :D:D:D:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 11, 2011 Gudooomiyaha sanaag maxa uga so hadlayaa,, bosaaso loolz Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted May 11, 2011 Gudoomiyaha ayaa shegay in ay Jireen Kooxo Si Dhuumaleysi ku Yimid Magalada Laasqoray Kuwaasi oo dadka degaanka kala kulmay Mudaharaad iyo Dhagaxtuur . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 11, 2011 When Somaliland officials go to laasqoray Ma dhuuntaan kan gudoomiyahu waba mid habaacsan oo yaa tallow u sheegey waxan u butaciyey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted May 11, 2011 Awoowe, yaa maamula Las Qoray? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 11, 2011 Gudoomiyaha Gobolka sanaag eeh Joogaa sanaag ayaa Mamuula awoow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted May 11, 2011 Magacii? Warshada kaluunka canshuur yey siisaa? maamulka PL or maamul kale? Ii soo jawaab deg deg. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 11, 2011 This is the governor of Sanaag. The man that travels alot in the region and does things for the people of Sanaag. Cali Cabdi Huure. http://oodweynenews.com/news/54453-badhasaabka-sanaag-iyo-xildhibaan-askar-oo-xadhigga-ka-jaray-iskuul-cusub.html Badhasaabka Sanaag Iyo Xildhibaan Askar Oo Xadhigga Ka Jaray Iskuul Cusub. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted May 11, 2011 http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/45773-Laasqoray-Nato-Officials-Meets-With-Governor-Dabayl-and-Mayor-Dibad At times, Cowke is a useful lad to have in SOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites