Sign in to follow this  
Liibaan

Ciidamada SSC Soo Gaadhay Aaga Laascanod iyaga oo uuHogaaminayo COL. Maxamed Waranle

Recommended Posts

Liibaan   

Ciidamada SSC ee sida khaaska ah u tababaran oo SooGaadhay Aaga Laascanod iyaga oo uuHogaaminayo COL. Maxamed Waranle

 

images?q=tbn:ANd9GcSEWLIF2QS49YVjym-T_cz

 

caydiid.jpg

 

ciidan21.jpg

 

cigaaaal-300x225.jpg

 

ciidan4.jpg

 

 

 

wararka naga soo gaadhaya magaalada kalabaydh ee xarunta gobolka sool ayaa waxaa maanta dhaw dhaqaaq xoogan ka sameeyay kornayl maxamed waranle isagoo hogaaminayo ciidamo aad utiro badan

 

waxaana naloo xaqiijiyay inay kalabaydh udhaafeen dhinaca gobolka sool iyagoo wata tigniko aad utiro badan iyo ciidan xoogan maraanu wax kaweydiinay shacabkii arkayay ciidanka ssc ee fadhigiisu ahaa muddooyinkanba kalabaydh ayaa waxay noo xaqiijiyeen in uu hogaaminayo col.maxamed waranle iyo saraakiil kale

 

waxayna shacabku noo caddeeyeen in u saxaafadda ay kagaabsadeen waraysiga mujaahidiinta ssc ee kusugan kalabadhaha magaalada laascanod iyo kalabaydh waxayna istab ka sameeyeen barta udhaxaysa baaraan iyo kalabaydh

 

ciidankan xooga badan oo ayaamahanba lagu tababarayay magaalo madaxda labaad ee ssc buhodle ciidamadaas oo sida naloo xaqiijiyay ay ka kala yimaadeen dhinaca nugaasha ee tukarraq iyo dhinaca hawdka in kastoo tirada ciidamada ay gaadhayaan sida naloo xaqiijiyay 800 oo askari oo ah kuwa khaaska ah ee ssc ee kamaandoowska ah

 

ilaa hadda waxaa socda abaabul xoogan ooka socda dhamaan gobolada ssc iyadoo haatana gabi ahaanba magaalada laascanod laga dareemay xoogaas ciidan ee kusoo foolka leh

 

isku soo wada duuboo abaabulkan ayaa kusoo beegmaya madaxweyaha maamulka ssc oo isagu hadda soo gaadhay waddanaka kenya iyo hadalkii madaxweyne ku xigeenka ee ssc COL. cali sabarey uu sheegay in ciidamada ssc ay diyaar yihiin hadda inay gacanta kusoo ceshadaan dhulka ka maqan

 

 

kalabaydh SSC, Somalia

 

 

www.SSCnews.com hamoogaan u adeegaha shacabka ssc

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this