Sign in to follow this  
Saalax

Muj.Dhegaweyne iyo Ganacsade Musbaar oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay London

Recommended Posts

Saalax   

981vdaiiqsgiby5x078m.jpg

 

 

oowag8z2b3h1pn18pd7x.jpg

 

mn8p5rru658wzesh4rzp.jpg

 

uhu7debe3uzbcghgx4k4.jpg

 

Muj.Dhegaweyne iyo Ganacsade Musbaar oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay LODON.+SAWIRO

MONDAY, 09 MAY 2011

Lodon(Togdhnews)- Kumaan kun ka mida jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan cariga UK,ayaa si balaadhan u soo dhaweysay

Mujaahid Ibraahin C/llaahi Xuseen (Dhegaweyne) iyo Ganacsade Maxamed Musbaar,oo caawa lixdii fiidnimo ee wakhtiga UK,ka degay madaarka caalamiga ah ee heathrow airport.

 

 

Xubno ka mida gudigii qabanqaabada ee soodhaweynta Mujaahidka iyo ganacsade Musbaar ayaa TogdheerNews, u sheegay in Dadweynahan sida weyn u soo dhaweeyay Mujaahidka iyo ganacsadaha,ayaa gaadiid badan kaga galbiyay madaarka caalamiga ah ,ilaa laga gaadhayay goobtii loo sii diyaariyay in lagu dejiyo,oo ahayd Huteelka weyn ee caalamiga ah ee loo yaqaan RADISSON,ee ay ku dagaan madaxda caalamku.

 

Jaaliyada Somaliland oo aan u kala hadhin soo dhaweynta Mujaahid Dhegaweyne iyo Ganacsade Musbaar,ayaa waxa si gaara uga dhex muuqday Mujaahid Axmed Mire oo ka mid ahaa saraakiishii waaweynayd ee ururkii SNM, iyo mujaahidiin kale oo badan,dadkan ka qayb qaadanayay soo dhaweynta,ayaa la sheegay inay ka kala yimaadeen gobolada kala duwan ee cariga UK.

 

 

Mudada ay joogaan xubnahani ,ayay ka qaybgali doonaan xuska balaadhan ee 18-Mey ee ka dhaci doona magaalada Lodon,sidoo kale Muj.Ibraahin Dhegaweyne iyo Muj.Axmed Mire,ayaa Aqalka Chatcham House ee dalka Ingiriiska, la filayaa inay ka jeediyaan khudbado la xidhiidha sooyaalkii taarikheed ee halgankii Ururka SNM,waxay kaloo mudada ay joogaan shirar la qaadan doonaan jaaliyadaha reer Somaliland ee wadanka UK.

 

Wixii dheeraada ee ka soo kordha kala soco TogdheerNews

 

TogdheerNews.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good On him ........... they guy had his glory days during the 80s but I don't like him that much nowadayz.

 

 

He will be speaking at the Chatham House during his visit.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this