Saalax Posted May 10, 2011 Muj.Dhegaweyne iyo Ganacsade Musbaar oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay LODON.+SAWIRO MONDAY, 09 MAY 2011 Lodon(Togdhnews)- Kumaan kun ka mida jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan cariga UK,ayaa si balaadhan u soo dhaweysay Mujaahid Ibraahin C/llaahi Xuseen (Dhegaweyne) iyo Ganacsade Maxamed Musbaar,oo caawa lixdii fiidnimo ee wakhtiga UK,ka degay madaarka caalamiga ah ee heathrow airport. Xubno ka mida gudigii qabanqaabada ee soodhaweynta Mujaahidka iyo ganacsade Musbaar ayaa TogdheerNews, u sheegay in Dadweynahan sida weyn u soo dhaweeyay Mujaahidka iyo ganacsadaha,ayaa gaadiid badan kaga galbiyay madaarka caalamiga ah ,ilaa laga gaadhayay goobtii loo sii diyaariyay in lagu dejiyo,oo ahayd Huteelka weyn ee caalamiga ah ee loo yaqaan RADISSON,ee ay ku dagaan madaxda caalamku. Jaaliyada Somaliland oo aan u kala hadhin soo dhaweynta Mujaahid Dhegaweyne iyo Ganacsade Musbaar,ayaa waxa si gaara uga dhex muuqday Mujaahid Axmed Mire oo ka mid ahaa saraakiishii waaweynayd ee ururkii SNM, iyo mujaahidiin kale oo badan,dadkan ka qayb qaadanayay soo dhaweynta,ayaa la sheegay inay ka kala yimaadeen gobolada kala duwan ee cariga UK. Mudada ay joogaan xubnahani ,ayay ka qaybgali doonaan xuska balaadhan ee 18-Mey ee ka dhaci doona magaalada Lodon,sidoo kale Muj.Ibraahin Dhegaweyne iyo Muj.Axmed Mire,ayaa Aqalka Chatcham House ee dalka Ingiriiska, la filayaa inay ka jeediyaan khudbado la xidhiidha sooyaalkii taarikheed ee halgankii Ururka SNM,waxay kaloo mudada ay joogaan shirar la qaadan doonaan jaaliyadaha reer Somaliland ee wadanka UK. Wixii dheeraada ee ka soo kordha kala soco TogdheerNews TogdheerNews. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 10, 2011 Welcome Mr Mujahid Dhagoweyne to London England.. he will speak to the somaliland community on friday Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 11, 2011 Good On him ........... they guy had his glory days during the 80s but I don't like him that much nowadayz. He will be speaking at the Chatham House during his visit. Quote Share this post Link to post Share on other sites