Faafan Posted May 10, 2011 Wariyaha Jubbanews.com oo socod hoowleed ku gaaray qeeybo ka mid ah Azaniya ayaa soo booqday degmada Dhoobleey oo hada ah xarun ku meel gaar ah. Wariyaha ayaa inoo soo diray muuqaalo ey ka mid yihiin maamulka iyo ciidamada Azaniya. Waxaa aad u adag ayuu yiri wariyuhu in sawiro laga soo qaado xarumaha iyo jiida hore ee ciidamadu ku sugan yihiin waxaase u suurto gashay in uu sawiradan hoose noo soo diro. Insha Allah maqal iyo muuqaal maamulgoboleedka Azaniya ayaan goor dhow soo galin doonaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted May 10, 2011 Indeed finally progress on the ground. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faafan Posted May 10, 2011 Asaniya brings two things alien to South Somalia A structured maamul built after long deliberation( most of which will be unvieled as the military operations progress) A well resourced and disciplined armed force loyal to the Somali Government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 10, 2011 After 20 years, it hasn't changed a bit... I remember the tuulo with two water wells and sarounded huge Trees (Qudhac) vividly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 10, 2011 The Tall dark skinny dude in one of the pics looks like Sudaans from Iffo camp. Quote Share this post Link to post Share on other sites