The Zack Posted May 10, 2011 Dhoola tuska mise dhaayo tuska Xarakada Kaambooni (Daawo Sawirada) KN:Shabakadda KismaayoNews oo heshay sawirada madaxda iyo xarunta taliska ee Xarakada Kaambooni wax yar kadib ku dhawaaqistii maamulka cusub ayaa akhristayaasheeda la wadaagaysa ee daawasho wacan. Wariyeyaasheena uma suuro galin inay booqdaan Jiidda ay isku hor fadhiyaan ciidamadu. Dhamaan sawiradani waa barta xarunta taliska Dhoobleey ee Xarakada Kaambooni. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 10, 2011 http://kismaayonews.com/uploads/images/kaambooni%205.JPG Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 10, 2011 Xabashi baabad moodaa ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nabad_dadaye Posted May 10, 2011 aad beeyba uhubeysan yihiin halkey ka keeneen hubkan oo dhan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garaad Bari Posted May 10, 2011 Waaaw This is real army,, these soldiers were trained in kenya over two yrs, they well trained n equiped, that is wy they over ran the boyz with the mask Quote Share this post Link to post Share on other sites
sahal Posted May 10, 2011 Jacaylbaro;718002 wrote: Xabashi baabad moodaa ,,,, dee Dhagaxbuur bay ka yimaadeen maaha! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 10, 2011 ^so what? Soo xabashida kama baqdaan macal shabaabkiina... Now go n run, run real fast till u get to home. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 10, 2011 Garaad Bari;718038 wrote: Waaaw This is real army,, these soldiers were trained in kenya over two yrs, they well trained n equiped, that is wy they over ran the boyz with the mask Indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 10, 2011 Ma waxaad leedahay xabashi baan isu ekaysiinayaa ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
isqarxis Posted May 10, 2011 mujahidiinta itoobiya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted May 10, 2011 Eegada cagaha dhulka ka qaad wiil ejkaa wataa ka soo bixi. Aggah There's gotta be a better way to watermark/copyright an image than distort it with big font text right at the center. Horta waxaan Soomaalida ma iskaga dayashee ka tahay mise they don't know any better way to protect their images? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 10, 2011 ^:lol that is not accent spoken at the Jubba's. Aggah and eegga are for westerners. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted May 10, 2011 ^^ How can u support Both Azania and the Raaskambooni crew? Lol dagaalka uun ayeey heshiis ku yihiin,, already waa isku dhaceen saas ayaa lagu hakiyay howlgalladii Dhoobleey lee ay qabsadeen and already there is a beef.. Soomali iyo xukun jacayl maxaa kala heysta? Quote Share this post Link to post Share on other sites