Sign in to follow this  
The Zack

Hiiraale under arrest, the VOA confirms it

Recommended Posts

The Zack   

Ethiopia oo Xirtay Xildhibaan Barre Hiiraale

 

Xildhibaan Barre Hiiraale waxa uu in muddo ah ku sugnaa degmada Doolow ee dalka Itoobiya, halkaasoo uu iminka ku xiran yahay.Wasiirkii hore ee gaashaan dhigga ee dowladda KMG ah, Xildhibaan Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) ayaa muddo saddex todobaad ah ku xiran degmada Doolow ee dalka Itoobiya.

 

 

Wasiirkii hore ee gaashaan dhigga ee dowladda KMG ah, Xildhibaan Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) ayaa muddo saddex todobaad ah ku xiran degmada Doolow ee dalka Itoobiya.

 

 

Xildhibaanka waxaa la sheegay inay xireen ciidamada Itoobiya, ka dib markii uu muran soo kala dhex galay isaga iyo sarkaal ka tirsan ciidamada Itoobiya, kaasoo la xiriiray dagaalada ka socda gobolka Gedo oo ay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda iyo Ahlu-sunna waljamaaca ay qabsadeen.

 

Barre Hiiraale ayaa labadii sano ee u dambeysay ku sugnaa degmada Doolow, halkaasoo tababar lagu siinayay ciidamo uu watay, si ay ula dagaalamaan kooxda al-Shabaab.

 

Dhanaan sources the VOA..

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Reports from Dolow indicate that Barre kinda told the Ethiopians to *&*$ off, he wanted to command the troops that took over some parts of Gedo and that led to his arrest. These reports are unconfirmed but the arrest of Xildhibaan Hiiraale is indeed officially confirmed. It has been at least per the VOA.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this