The Zack Posted May 10, 2011 Ethiopia oo Xirtay Xildhibaan Barre Hiiraale Xildhibaan Barre Hiiraale waxa uu in muddo ah ku sugnaa degmada Doolow ee dalka Itoobiya, halkaasoo uu iminka ku xiran yahay.Wasiirkii hore ee gaashaan dhigga ee dowladda KMG ah, Xildhibaan Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) ayaa muddo saddex todobaad ah ku xiran degmada Doolow ee dalka Itoobiya. Wasiirkii hore ee gaashaan dhigga ee dowladda KMG ah, Xildhibaan Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) ayaa muddo saddex todobaad ah ku xiran degmada Doolow ee dalka Itoobiya. Xildhibaanka waxaa la sheegay inay xireen ciidamada Itoobiya, ka dib markii uu muran soo kala dhex galay isaga iyo sarkaal ka tirsan ciidamada Itoobiya, kaasoo la xiriiray dagaalada ka socda gobolka Gedo oo ay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda iyo Ahlu-sunna waljamaaca ay qabsadeen. Barre Hiiraale ayaa labadii sano ee u dambeysay ku sugnaa degmada Doolow, halkaasoo tababar lagu siinayay ciidamo uu watay, si ay ula dagaalamaan kooxda al-Shabaab. Dhanaan sources the VOA.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 10, 2011 Audio? Click here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 10, 2011 Reports from Dolow indicate that Barre kinda told the Ethiopians to *&*$ off, he wanted to command the troops that took over some parts of Gedo and that led to his arrest. These reports are unconfirmed but the arrest of Xildhibaan Hiiraale is indeed officially confirmed. It has been at least per the VOA. Quote Share this post Link to post Share on other sites