Abwaan Posted May 10, 2011 Waxaanaa fawdo la dhahaa...don't be suprised haddii Shariif Sakiin inta koox ka mid ah baarlamaanka shiriyo uu dhaho dowladda waan kala diray. Bal Aala-Shiikh Group maxay samayn doonaan hadduu sidaas yeelo? Illeen isaga ma xiri karaan oo AMISOM baa ilaalisee?! lol. They shoule all go and they will by August Insha Allaah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nabad_dadaye Posted May 10, 2011 maxaa hada loo celinayaa waligood ayeey nairobi dhax fadhin jireene , mise sh shariif tookadan lafihiisa ayuu u baqay . nairobi ayeey marwalba aadaan sida ayadoo xamar loo wareejiyay nairobi , sheekh shariif maalmahan murqaha ayuu lakala baxayaa , alshabaabka uu mudooyinkan garaacay ee gado uu kasoo buriyay maa ugu wacan ,madaxweynaha runtii burhaantiisa ayaa kacsan ,sharif sakin na wuu dardaraa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted May 10, 2011 AYOUB;717972 wrote: No long ago Jengeli and Sh. Sharif were buddies, while Burci used to say Sakiin is traitor of the ".5 folks" who pretends to be from Baydoa. Yes Ayoub somali politics right there for you man....but I think the president was wrong on this one! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 10, 2011 Washingtom Warns over Somali MPs travel ban! Sharif Hassan 1 - President Sharif 0 http://hiiraan.com/news2/2011/May/washington_warns_somalia_over_mps_travel_ban.aspx Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 10, 2011 Abwaan;718204 wrote: Washingtom Warns over Somali MPs travel ban! Sharif Hassan 1 - President Sharif 0 http://hiiraan.com/news2/2011/May/washington_warns_somalia_over_mps_travel_ban.aspx Little correction sxb, it is Sharif Hassan 5 Shariif Ahmed 0 :D Remember how managed to use Shariifka to become a finance minister, and how he used him again to get his old job, speaker of the house, back. And rememer how he managed to force him watch the parliamant caste their votes publicly. Watch in couple of months, he will force him to hold the elections on time and eventually kick him out of the presidency and also prolly give it to himself lol. If that is not 5:0 (like the recent el classico), I don't know what it is. Sharif Hassan is the best man in the dirty Somali politics, see how Shariifka kale got a call from Obama in a matter of hours when he violated Somali and "international" laws? War I am telling the man has some good connections. Our friend Liqaye would tell you it is his wife who got him all these connections. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted May 10, 2011 40 PMs travelling at the same time and 15 sick at the same time, now that is news worthy event. What is the US going to do about it? Stick it to them hard Mr President, you should've put them in jail overnight. Waa socotaa koley, go out with a bang. Ahmed 10 : -10 Ethiopian Sakin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiiroow Bakaal Posted May 11, 2011 Somalina;718214 wrote: . Waa socotaa koley, go out with a bang. Dadbaa hurdada ka kacay loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool Maanta 65 MP ayaa dhooftee ka xaaxaabsha http://www.gedonet.com/index.php?news=7043 kax kax kax kax kax Eboow miha ka kud dheh Caliyaale u kud dheh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 11, 2011 40 PMs travelling at the same time and 15 sick at the same time Waar ma adhi baa .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted May 11, 2011 Muqdisho (RBC) Sida uu RBC Radio u xaqiijiyeen xubno ku dhow afhayeenka barlamaanka KMG Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan waxaa maanta oo Arbaca ah lagu wadaa inay garoonka Muqdisho ka dhoofaan xildhibaano ku dhow 40 kuwaasoo maalintii Isniintii xukuumadu ka joojisay inay safraan. Ilo wareedka ayaa RBC Radio u sheegay in wada hadal ku saabsan sidii xayiraada looga qaadi lahaa xildhibaanadan ay yeesheen xubno dhexdhexaad ah oo ka tirsan barlamaanka iyo wasaarada arimaha gudaha, iyadoo wasiirka gudaha C/shakuur Sheekh Xasan uu ogolaaday in xildhibaanadaasi maanta ay safraan. Gudoomiyaha barlamaanka Shariif Xasan oo khilaaf uu kala dhexeeyo madaxweyne Shariif iyo xukuumada ayaan wax lug ah ku yeelanin xalinta arintan, waxaana ilo wareedku noo sheegeen in Shariif Xasan uu ka maagay inuu qaab codsi ah ugu tago xukuumada maadaama uu isu haysto inuu ka sareeyo. Xubnaha dhexdhexaadka ayaa ilaa shalay u kala dabqaadayey dhinacyada iyadoo arinta ay gaartay xafiiska madaxweynaha KMG, wasaarada arimaha gudaha iyo taliska booliska oo dhamaantood markii dambe ogolaaday in xildhibaanada la fasaxo maadaama qaarkood aysan shaqo ku lahayn hawsha uu wato afhayeenka oo ay u socdeen arimo caafimaad. Waxaa xusid mudan in xukuumada markale cadeysay inaysan marnaba aqoonsaneyn wax guddi doorasho la yiraahdo tan iyo inta barlamaanka oo mideysan uu ka dhisayo guddi noocaasi ah, sidaa waxaa RBC Radio u sheegay mid ka mid ah mudanayaasha hawsha ku jirey. Dhanka kale Shariif Xasan oo shalay shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa Muqdisho ayaa ku eedeeyey xukuumada inay Axdiga KMG jebisay, wuxuuna ka dalbaday in xukuumadu raali gelin ka bixiso soo celintii mudanayaashii uu dirsaday, hase yeeshee waxaa isla shalay eedeyntaasi u jawaabay isla mudanayaal kale oo iyaguna saxaafada la hadlay sheegeyna in xukuumadu ku saxsaneyd safar ka joojinta wax ay ugu yeereen guddi suuq mugdi lagu dhisay oo u adeega danaha Shariif Xasan. Si kastaba waxaa arimahan oo dhan ay culeys ku sii kordhinayaan xaalada qir-iyo- qirta ah ee ka dhexeysa madaxda ugu sareysa TFG oo hadda meel adag kala maraya, iyadoo maalin walibana uu imaanaya wax sii kala fogeeya oo arinta ceel dheer ku sii rida. RBC Radio Xafiiska wararka Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites