caydarus Posted May 9, 2011 MUQDISHO:- Xarakada Alshabaab al mujaahidiin ayaa la wareegay gacan ku heynta qeybo kamid ah Gobolka Gedo, gaar ahaan deegaanka Busaaro, waxaa deegaanka laga dareemayaa xaalad daganaansha ah oo aan cago adag ku taagneyn wararka ayaa intaa kudaraya in sibuuxda ay gacanta ugu hayaan ciidamada xarakada mujaahidiinta alshabaab Basuura . deegaanka Basuura ayaa u dhaxeeya Magaalooyinka Garbahaarey iyo B/xaawo. Mushrikiinta amaxaara kal kaal ah ayaa waxaa dhaxmaray dhowrjeer khilaaf sababay dagaal salka ku haya gacan ku heynta degaanadaas iyo qabyaalad, deegaanka basuura ayaa ka mid ahaa deegaano horey looga qabsaday xarakada mujaahidiinta alshabaab taas oo ay wacad ku mareen tan iyo inta ay dib ula wareegayaan in aysan joojineyn dagaalada ay ka wadaan gobolka gado. Waxaa warbixintaan goor sii horeysay warbaahinta u sheegay afhayeenka ciidamada ee Xarrakatul Shabaab Sheekh C/casiis Abuu-Muscab, xarakada al shabaab ayaa lagu wadaa in ay gacantooda ku soo laabato Magaalda Luuq iyo Ceel waaq saacadaha soo socda insha allah. maxay idinku inala tahey in ay xarakada al-shabaab dib u qabsankaraan Gedo iyo dhoobley? what is ur opinoin? Quote Share this post Link to post Share on other sites