Sign in to follow this  
caydarus

Xarakada Al Shabaab Oo La Wareegay Qayba Kamida Gobalka Gedo

Recommended Posts

caydarus   

MUQDISHO:- Xarakada Alshabaab al mujaahidiin ayaa la wareegay gacan ku heynta qeybo kamid ah Gobolka Gedo, gaar ahaan deegaanka Busaaro, waxaa deegaanka laga dareemayaa xaalad daganaansha ah oo aan cago adag ku taagneyn wararka ayaa intaa kudaraya in sibuuxda ay gacanta ugu hayaan ciidamada xarakada mujaahidiinta alshabaab Basuura . deegaanka Basuura ayaa u dhaxeeya Magaalooyinka Garbahaarey iyo B/xaawo.

 

Mushrikiinta amaxaara kal kaal ah ayaa waxaa dhaxmaray dhowrjeer khilaaf sababay dagaal salka ku haya gacan ku heynta degaanadaas iyo qabyaalad, deegaanka basuura ayaa ka mid ahaa deegaano horey looga qabsaday xarakada mujaahidiinta alshabaab taas oo ay wacad ku mareen tan iyo inta ay dib ula wareegayaan in aysan joojineyn dagaalada ay ka wadaan gobolka gado.

 

Waxaa warbixintaan goor sii horeysay warbaahinta u sheegay afhayeenka ciidamada ee Xarrakatul Shabaab Sheekh C/casiis Abuu-Muscab, xarakada al shabaab ayaa lagu wadaa in ay gacantooda ku soo laabato Magaalda Luuq iyo Ceel waaq saacadaha soo socda insha allah.

maxay idinku inala tahey in ay xarakada al-shabaab dib u qabsankaraan Gedo iyo dhoobley?

what is ur opinoin?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this