Jacaylbaro Posted May 8, 2011 Waxaa la guddoonsiiyay billad sharaf, wax farxad ah ma uusan muujinin. Sacab iyo ereyo bogaadin ah kadib wuxuu sawiro xusuus ah la galay madaxdii wasaaradda- khaas ahaan- wasiirka. Dibadda ayuu u baxay, wuxuuna iib geeyay Billaddii la gudoonsiiyay si uu ilmahiisa oo gaajeysnaa cunno iyo caano ugu soo iibiyo. "From Someone I know" Quote Share this post Link to post Share on other sites