Sign in to follow this  
Jacaylbaro

EXCLUSIVE THREAD: 18th of May, The 20th Anniversary of Somaliland

Recommended Posts

Xeefow   

Xaaji Xunjuf;719410 wrote:
You are not making sense the world does not work like that the people of Somaliland all will be heard regardless of their Tribe wether they are from awdal sool Maroodijeex saaxil sanaag togdheer selel etc theyall will be heard like they are heard today the future of Somaliland will be dicided by Somalilanders and it has been decided , not By koonfurians but by the People of Somaliland that's not how the world works xeefow.
If the Amharas would've been allowed to vote in Eritrea's referendum,, Independence would've been denied Amharas were against the Break away of Eritrea
,, Of the two states that merged in 1960 one wants to be separate and one wants to continue in the situation they are in right now. The Union Failed it's time to move on the Future of my People will be dicided by Us Not by People From Koonfuristan Good luck with your country

Like I said before, Somalia separation is regarding clans and not ethnicity. There are clans in Northern Somalia that have ties with Southern Somalia hence they share ethnicity. LOL! Son, Stop blaming the world......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lool there are Affars who live in Ethiopia and Eritrea and even in Djibouti the same with the beja they live in Sudan and Eritrea There Are Koonfurians who shares Clan Connections with People who live in Ethiopia and Kenya i don't see your point Try again

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xeefow   

Xaaji Xunjuf;719420 wrote:
Lool there are Affars who live in Ethiopia and Eritrea and even in Djibouti the same with the beja they live in Sudan and Eritrea There Are Koonfurians who shares Clan Connections with People who live in Ethiopia and Kenya i don't see your point Try again

Both Afar and Beja are ethnicity! I'm not talking about ethnicity!Nor was I talking about religion

 

Regarding those Somali clans that live in Ethiopia and Kenya are under occupations and want to be part of Somalia. If Djibouti was only strictly a Somali country, then they would had still been with Somalia. Regardless of what you believe, Somalia will still remain Somalia, loooooooooooooooooooooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xeefow;719427 wrote:
Both Afar and Beja are ethnicity! I'm not talking about ethnicity!Nor was I talking about religion

 

Regarding those Somali clans that live in Ethiopia and Kenya are under occupations and want to be part of Somalia. If Djibouti was only strictly a Somali country, then they would had still been with Somalia. Regardless of what you believe, Somalia will still remain Somalia, loooooooooooooooooooooooool

Kenyan Somalis do not believe they are under occupation Affar reer jabuuti Speak better Somali then many koonfurians Djibouti is part of the so called Somaliweyn the white star Symbolize hem to in your flag remmember, yeah Somalia will still remain Somalia Just the way it is today good to go loolz

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xeefow   

Kenyan Somalis do believe they are under occupation! Just like my relatives that reside in NFD. You don't know what is in people's heart.......Regarding Djibouti,,,,,,They are still part of Greater Somalia in regards to all Somalis dream, but like I said before the huge Anfar Ethnic group in Djibouti is what stopped them joining Somalia in 1977. Yes Somalia will remain Somalia just like in 1960.....nothing to do with the war in South/Central Somalia nor does it got anything to do with future peace in those areas (You really sound inhumane)

'just the way it is today'???

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qiimaha Calanka Somaliland oo Cirka Isku shareeray iyo Diyaargarawgii ugu Xooganaa ee Lagu Xuso 18 may oo Somaliland ka Bilaabmay.

20110515025515.jpg

 

Dadwaynaha ayaa Muujiyay isla markaana ku Labista Calanka somaliland oo laga Tolay Shaadhadh Daawo Sawiradda

 

 

Hargeisa (GNS)-Dadwaynaha ku Dhaqan Somaliland ayaa Si aad u heersaraysa ugu Diyaar garoobay Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland 18-may taasi oo Sanadkan si ka duwan kana Qabanqaabo Fiican Sanadihii hore loogu Diyaar garoobay Xuska maalintan.

5722413142_f404551e68_o.jpg

Dadwaynaha ayaa Muujiyay isla markaana ku Labista Calanka somaliland oo laga Tolay Shaadhadh, Calammo, Garamaan, Koofiyado iyo dharka dumarka kuwaasi oo ka muuqda guud ahaa Suuqdayada Caasimada Hargeisa iyo Goobaha Ganacsiga.

5722435096_96bf70bf1e_o.jpg

 

Goobaha lagu tolo dharka ayaa ku jira cidhiidh iyo Buuq farabadan oo dadku ku soo xoomeen si ay uga toshaan Calanka Dalka somaliland iyaga oo badankoodu labis ka tolanaya ay xidhaan Maalintaasi qiimaha ku leh Qaranimada somaliland.

 

5721947351_ba4c3f8b7d_o.jpg

Qiimaha Calanka oo kor u kacay ayaa Suuq badan u sameeyay Dadka ka ganacsada Dharka oo Si Xawliya looga iibsanayo Calanka oo ay ka sameeyeen Jeeni Qaar iyo Shaadhadh la xidho oo aad u qurux badan.

 

5722435602_c1bb43923b_o.jpg

Qiimaha calanka ayaa Suuqyada qaar ka maraya $15 illaa $25 dollar taasi oo ku Xidhan Qaabka loo tolay iyo Qurxinta lagu Sameeyay oo qayb ka qiimaha calanka.

 

5722413148_c66cbaa80d_o.jpg

Xuskan ayaa ka duwan xusaskii hore ee loo Samayn jiray 18 may iyada oo ay qaban qaabadu ka xoog badantahay intii hore isla markaana Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Fariin Culus u diray Shacabka reer somaliland meel kasta oo ay joogaan inay Muujiyaan Maalinta Qarannimadooda.

5721878819_c070b177db_o.jpg

 

Dadwaynaha Reer somaliland ayaa Muujiyay Qiimaha ay ku leedahay Maalintan qiimaha badan isla markaana siyaabo badan uga qayb qaatay fariimaha iyo baraarujinta maalinta Xuska 18 may, dhalinyarada iyo Muwaadiniinta Reer somaliland ee isticmaalada Face-book-ga ayaa Iyagu Bishanba Muujiyay Calankooda isla markaana qof kastaa soo dhigtay Bogiisa hore Astaanta Qaranka Somaliland taasi oo Runtii indha Caalamka Wax badan soo jeedisay.

 

5722413128_f8ed8c149f_o.jpg

 

Xuska 18 may ee Sanadka 2011 ayaa la filayaa in la qabto Xaflado aad u balaadhan oo si wayn loogu Dabaal Deggayo Maalinta Gooni isutaaga Qaramimada Somiland ee ay Xornimadeeda dib ula soo noqotay 1991-kii.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxwaynihii Hore Oo La Filayo Inuu Ka Soo Qayb-gallo Xuska 18-ka May iyo Go’aanka Siyaasiyiinta UDUB Lagaga Joojiyey Inay Musharaxnimo ku Dhawaaqaan.

 

Dubai (Ramaas) May 15,2011 - Madaxwaynihii hore ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin, ayaa la filayaa inuu dalka ku soo laabto ka hor xuska labaatan guurada gooni isku taaga Somaliland oo ku beegan 18-ka bishan May oo ah Arbacadda todobaadkan.

 

Md Daahir Rayaale Kaahin, oo la sheegay inuu wakhtigan ku sugan yahay Magaaladda Dubai ee dalka isku tagga Imaaraadka Carabta, ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda soo gaadho caasimadda Hargeysa, isaga oo la sheegay inuu u soo tabaabulshaystay imaanshaha dalka, si uu uga qayb-gallo xuska 18-ka May, iyadda oo dhanka kalena la filayo inuu ka qayb-galayo shir xisbiga mucaaradka ee UDUB ka yeelanayo sidii dib u habayn loogu samayn lahaa.

 

Madaxwaynihii hore ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin, oo tan iyo markii uu wareejiyey xilka Madaxwaynenimo 28-kii bishii July 2010-kii aan dib ugu soo noqon dalka, isaga oo inta wakhtigiisa ku qaata wadamada Faransiiska, Itoobiya iyo Magaaladda Dubai oo uu hadda ku sugan yahay.

 

Dhanka kale, xisbiga UDUB ayaa hakad galiyey siyaasiyiinta xisbiga UDUB ee hankooda ay ku jirto inay ku dhawaaqaan inay yihiin musharixiin ka dhex tartamaya shirka golaha dhexe ee xisbigaas oo lagu dooran doono musharaxa xisbiga u ordaya doorashada Madaxwaynenimo ee shanta sanadood ee dambe.

 

Guddoomiye ku xigeenka ahna ku simaha guddoomiyaha xisbiga UDUB Md Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa sheegay in shakhsi kasta oo ka tirsan xisbiga UDUB aanu iskaga dhawaaqi Karin inuu yahay musharax “Arinka musharixiinta waxaanu soo saarnay go’aan caam ah markii rag badani is-barbar yaaceen, waxaanuna ku nidhi shirwaynaha xisbiga UDUB waa bisha February 2014-ka, waa wakhti dheer, xisbigii ayaa la dhisayaa, golihii dhexe ayaa la sheegayaa dhawaan marka guddoomiyuhu yimaado, dabadeedna xeerka UDUB ayaa wax laga badali doonaa, waxa laga yaabaa in guddoomiyaha xisbiga iyo musharixiinta la kala qaado.” Ayuu yidhi Md Axmed Yuusuf Yaasiin.

 

Md Yaasiin waxa kale oo uu sheegay “Markaa waxaanu soo saarnay in aanu xidhno oo aanu nina musharax sheegan, laakiin waxaan kuu sheegayaa ninka yidhaahda waxbaan doonayaa nin habeen jiray maaha, waxaanan qabbaa ninka yidhaahda waxbaan doonayaa waa nin tuug ah oo doonaya inuu wax dhaco oo umadda dhacaya.”ayuu yidhi Md Axmed Yuusuf Yaasiin, waxaanu intaa sii raaciyey “Ninka isa soo taagayaa waa inaanu noqon nin inta uu lacag soo amaahday islaanta fadhida suuqa ee iibisa tamaandhada uu hadhow waxeeda xaddo, waa ninkaas ninka meesha ku cararayaa.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^JB, the join date of SOL, is not a parameter of logic. just respect the views of others, and mark you, somaliland is not a nation, but a big village for one family of somalis, every1 knows that.

 

they say, the substance in you, is manifested in house-hold.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

What is up with the successionists in MN. Two out of the three habar are having two different parties, one praising Siiraanyo and the other for late Abdirahman Tuur AUN and the third no mood of celeberation for the project..

Two parties in one city and less 1km apart from each other in same night!
http://www.hiiraan.com/ad/2011/MN/Somaliland2011_MN.htm
http://www.hiiraan.com/ad/2011/MN/Somaliland_Minnesota.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this