Nabad_dadaye Posted May 5, 2011 Why is it that AS never threatens Ethiopia? they never send their suicide bombers to Adis? It is very interesting soo maha waa su'aal runtii u baahan in lays weydiiyo sababta eey mar walba dowladaha kale ugu dhaaranayaan laakin ethiopia eeysan usoo hadal qaadeynin . mise xabashada wey ka cabsanayaan .mise qaar katirsan madaxda sarsare ayaa ethiopia la shaqeyso,Allaa og. Alshabaab waxa eey ka faaideysteen nabad darida ka jirtay soomaaliya mudada 1990-2006 ,fursadna wexey u heleen dad eey kaga faaideysan karaan duruuftooda dhaqaale , iyo dadkii laga tabarta badnaa( looma ooyaan) , isku darka labdaas iyo arima kale ayaa keentay iney ka faaideystaan . lakin guulasha eey gaareen TFG dhanka gobolka Gedo hadey cadaalad suubiyaan tusaan in xiligii Alshabab eey dhibanaayeen hadase eey heleen freedom ,si dagdag ah ayeey gobolada dhiman udalban doonaan dowlada iskana saari doonaan Alshabaab . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nabad_dadaye Posted May 5, 2011 fuaad shongole waa wadaad ku wareeray siyaasada soomaliya ,dhanka militry na wax saa u weyn kama hayo . bas inuu dhalinyarada u wacdiyo mooyee wax kala ma hayo ,dhalintana duruufa kale ayaa ku celineyso mooyee meesha in wax lagu heynin wey ogyihiin . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted May 5, 2011 ASWJ iyagaaba ninkii Madaxda uga ahaa Gedo looga dilay ambush. Sheikh Hassan Sheikh Abdi aka Qoryooley was injured in an ambush and later died in Nairobi hospital. AUN Quote Share this post Link to post Share on other sites