Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Afhayeenkii Ciidamada Amisom Bahuko oo Maanta Xil Kaqaadis Lagu sameeyay

Recommended Posts

Muqdisho(HWN) afhayeenkii Ciidamada Amison Mr Barijyo bahuko ayaa Maanta Xilkii laga Qaaday ayadoona Xilka afhayeenada lagu Wareejiyay afhayeenka hore kan ka horeeray

 

Shir jara id oo Maanta lagu qabtay Gudaha Magaalada muqdisho Xiligaasna uu kusgnaa afhayeenka Maanta Xilka laga qaaday ee bahuko waxaan uu shegay in dalka soomaaliya uu yahay dal dhibkiisa badan yahay waxuuna sheegay in hadii ay sidaan sii socta uu dalka soomaaliya Noqonaya mid dadka si Micnadaro ah loo dilo Waxaana uu intaasi ku daray in uu Saakay xilkii Wareejiyay

 

Ciidamada amisom ee Kusugan Gudaha dalka soomaaliya Waxaana Mudo 3 sano iyo bara xilka afhayeeninimada hayay afhayeenka maanta xilka laga qaaday ee bahuko

 

Kadib markii xilka laga qaday afhayenka Ciidamada amisom ee Muqdisho mr brijiyo bahuko ayadona xilkaasi uu lawareegay afhaeenka cusb ee Paddy Ankunda oo horay usoo Noqday afahyenka amisom

 

gudaha Muqdisho 60% anaga aya amaankeeda ilaalina ayuu yiri afhayeenka Xilka laga qaaday ee bahuko waxaan uu sheegay in ay Ciidamadiisa ay mudo badan dalka jogeen ilaalinta Dowlada ay yihiin Kuwa gacan libaaxleh Ka Qaadanayay Maalinkasta hase yeeshee majirto Horumar uu Kasameeyay gudaha Muqdisho inta uu xilka hayay waxaana baryhaan jiraty in Sarakiishii Amisom Xilalka laga qaadayay ayadona badalkeeda La soo magacaabay waxaana wararaka uu sheegaya in badalada saraakiisha iyo afhayeenada ladoonatyo in isbadal uu ka dhaco Gudaha magaalada Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this