Saalax Posted May 1, 2011 Isbitaalada Dalka K/Afrika oo loo diido in ay ku dhalaan dumarka somalidu sababtoo ah waxay sheegeen in somalidu sanadkasta ay dhasho Dhacdadan oo kale ayaa had iyo jeer kadhacda wadamada reer yurub gaar haan Isbitaalada Dalka K/Afrika oo loo diido in ay ku dhalaan dumarka somalidu sababtoo ah waxay sheegeen in somalidu sandkasta ay dhasho. Hooyo Soomaaliyeed oo foolanaysa ayaa la diiday in la qaabilo isbitaal dowli ah ka dib markii loogu jawaabay sanad kasta maxaa u dhashaa Haweenaydan magaceeda lagu soo gaabiyo Deeqo ayaa fal naxdin leh kala kulantay isbitaal dowladeed oo Cape Town ku taala xilli ay xanuun badan ku heysay fool iyadoo lagu war geliyay in aanan la qaabili doonin hadii ay sii joogta goobta. Goobta waxaa taagnaa boolis iyo dad kale oo iyagane u baahnaa caawinaad balse waxay u muuqatay in ay ku raacsanaayeen go,aanka naag kalkaaliso ah oo ku qeylinaysay u bax banaanka sanad kasta ayaa dhashaa, Ugu danbeyntii Sayga ninkeeda ayaa go,aan ku gaaray in uu isaga tago meesha uuna geeyo isbitaal Private Ah oo lacag dadka lagu qaabilo, walod isbitaalada dowlada xitta laga dhigay lacag iyadoo sanadkii hore ay ahayd lacag la,aan, kaliya lacagta waxaa lagu soo dalacay dadka qaxootiga ah. Dhacdadan oo kale ayaa had iyo jeer kadhacda wadamada reer yurub gaar haan skandneefiyada waxaan loo sheega dumarka somalida in ay joojiyaan dhalmada sand walba ay dhalyaan laakiin xaga qaabilaada looma diidi karo oo waa laga dhaliyaa. http://www.gabiley.net/pages/tDetails.php?source=news&ID=16669&permission=1&audioFile= Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted May 2, 2011 :D:D What a load of tripe. Brother waxaas waa been ee ha dhageysan...Subhana-Allah. S.A waa meeshii iigu horeysay ee aan ku arko saqiir saqiir kale sita oo ay iyadu dhashay, Soomaalidu waa less than 20,000 and the overwhelming majority of those numbers waa rag marka brother ha dhageysan warka marqaanka lagu qoray ee beenta ah. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mulugbaadh Posted May 2, 2011 Saalax;715965 wrote: Dhacdadan oo kale ayaa had iyo jeer kadhacda wadamada reer yurub gaar haan Isbitaalada Dalka K/Afrika oo loo diido in ay ku dhalaan dumarka somalidu sababtoo ah waxay sheegeen in somalidu sandkasta ay dhasho. What? I didn't know South Africa was in Europe! :confused: Other than that, it's no secret that Somalis breed like rabbits! Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted May 2, 2011 How many kids have you got? Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mulugbaadh Posted May 2, 2011 BOB;716434 wrote: How many kids have you got? Half a dozen. I plan to at least triple that, though. Quote Share this post Link to post Share on other sites