Sign in to follow this  
Saalax

Isbitaalada Dalka K/Afrika oo loo diido in ay ku dhalaan dumarka somalidu sababtoo ah waxay sheegeen

Recommended Posts

Saalax   

Isbitaalada Dalka K/Afrika oo loo diido in ay ku dhalaan dumarka somalidu sababtoo ah waxay sheegeen in somalidu sanadkasta ay dhasho

 

Dhacdadan oo kale ayaa had iyo jeer kadhacda wadamada reer yurub gaar haan

 

Isbitaalada Dalka K/Afrika oo loo diido in ay ku dhalaan dumarka somalidu sababtoo ah waxay sheegeen in somalidu sandkasta ay dhasho.

Hooyo Soomaaliyeed oo foolanaysa ayaa la diiday in la qaabilo isbitaal dowli ah ka dib markii loogu jawaabay sanad kasta maxaa u dhashaa

Haweenaydan magaceeda lagu soo gaabiyo Deeqo ayaa fal naxdin leh kala kulantay isbitaal dowladeed oo Cape Town ku taala xilli ay xanuun badan ku heysay fool iyadoo lagu war geliyay in aanan la qaabili doonin hadii ay sii joogta goobta.

Goobta waxaa taagnaa boolis iyo dad kale oo iyagane u baahnaa caawinaad balse waxay u muuqatay in ay ku raacsanaayeen go,aanka naag kalkaaliso ah oo ku qeylinaysay u bax banaanka sanad kasta ayaa dhashaa,

Ugu danbeyntii Sayga ninkeeda ayaa go,aan ku gaaray in uu isaga tago meesha uuna geeyo isbitaal Private Ah oo lacag dadka lagu qaabilo, walod isbitaalada dowlada xitta laga dhigay lacag iyadoo sanadkii hore ay ahayd lacag la,aan, kaliya lacagta waxaa lagu soo dalacay dadka qaxootiga ah.

Dhacdadan oo kale ayaa had iyo jeer kadhacda wadamada reer yurub gaar haan skandneefiyada waxaan loo sheega dumarka somalida in ay joojiyaan dhalmada sand walba ay dhalyaan laakiin xaga qaabilaada looma diidi karo oo waa laga dhaliyaa.

 

 

http://www.gabiley.net/pages/tDetails.php?source=news&ID=16669&permission=1&audioFile=

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

:D:D:D What a load of tripe.

 

Brother waxaas waa been ee ha dhageysan...Subhana-Allah. S.A waa meeshii iigu horeysay ee aan ku arko saqiir saqiir kale sita oo ay iyadu dhashay, Soomaalidu waa less than 20,000 and the overwhelming majority of those numbers waa rag marka brother ha dhageysan warka marqaanka lagu qoray ee beenta ah.

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax;715965 wrote:
Dhacdadan oo kale ayaa had iyo jeer kadhacda wadamada reer yurub gaar haan Isbitaalada Dalka K/Afrika oo loo diido in ay ku dhalaan dumarka somalidu sababtoo ah waxay sheegeen in somalidu sandkasta ay dhasho.

What? I didn't know South Africa was in Europe! :confused: Other than that, it's no secret that Somalis breed like rabbits! :P

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

How many kids have you got?

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this