Bashiir Posted May 3, 2011 Waa iska caadi, mararka qaar waa la foofaa,.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 3, 2011 Lol@che- Caadi maaha.. You must be thinking balan aad lahayd nooh.. Isleah waa ku waashay ninyahow.. Was this your first time u ever led a prayer.. It would have beenworse if you forgot one Rak'a, and people started yelling @u saying Subhanalaha when you sit for the last At'xiyaat and no idea what is wrong.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted May 3, 2011 Lol, now that's something. Hadda ka hor ayaa nin waalan wuxuu arkay niman reer PL oo isku leh 'ari boowe na tuji, maya boowe adiga'. Intuu u yimi ayuu weydiiyay 'war ma qof idin tujiyo ayaad u baahantihiin?' Haa beey yiraahdeen kadib inta jalmadii uu watay in dhigay ayuu yiri, 'istawuu, istawwuu' horay faatixa ka kor u akhriyay. Markaasay 'aamiin' wada yiraahdeen. Ninkii inta nimankii dib ugu soo jeedsaday yiri: dha---yaco ma anaan idin kaga dhawaajin!' Simply took his jalmad and left them standing there in an awkward situation. Markaan sheekadaada akhriyay waxaan ku leeyahay nasiib baad lahayd haddaan isaga hor dhaqaaqin raggaad tujinaysay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted May 3, 2011 Paragon;716602 wrote: Ninkii inta nimankii dib ugu soo jeedsaday yiri: dha---yaco ma anaan idin kaga dhawaajin!' :D ..,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites