Liqaye Posted April 30, 2011 Website Cusub oo ay Sameeysatay Wasaaradda Waxbarahsada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Sabti, April 30, 2011(HOL): Waxaa maanta oo ay bisha April tahay 26, 2011 lagu dhawaaqay website cusub oo ay leedahay wasaaradda waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Ku Meel Gaarka ahee Soomaliya http://www.moesomalia.net . Wasiirka Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare oo nooga warramay ujeedada furitaanka website-ka ayaa wuxuu yiri "ulajeedadu website-kani waa in la ogaado dadaalka waxbarasho ee dalka ka jiro iyo in macluumaadka waxbarshada dalka ay la socdaan dadkeena dalka gudahiisa iyo dibeddiisaba". Wasiirku waxaa kaloo yiri "website-ku waa bar kulmineeysa ardayda, waalidka, macallimiinta, aqoon yahanka iyo ururada caalamiga oo xiiseeya waxbarshada dalka". Waxay noo tahay fursad qaali ah, qeybna ka tahay dadaalka aan ugu jirno kor u qaadidda waxbarashada dalka". Wasiirku waxa uu ku boorinaayaa ardayda dalka gudahiisa iyo dibeddiisaba in ay gacan ka geeystaan dhismaha iyo dayactirka website-kaan si uu u noqdo mid la jaanqaada mediyaha internet-ka casriga ah oo si joogta ah loo cusbooneesiin doono". Wasiirku waxaa uu u mahad celiyeey madaxda iyo shaqaalaha wasaaradda oo hawl weyn ka qabtay dhismaha website-kaan iyo uruurintaan macluumaadka waxbarshada Soomaliya. Xafiiska Wararka Hiiraan Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 30, 2011 what ever happen to government domain name? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted April 30, 2011 I have no idea some websites use it others dont! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 30, 2011 I hope these continuously updated it. Quote Share this post Link to post Share on other sites