Liqaye Posted April 30, 2011 Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Md Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in guddiyadii uu dhowaan soo magacaabay guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya aanu ahaynin kuwo loo maray dhabihii saxdda aha ee sharciga iyo nidaamka dhisida guddiyada. Doorashadda dalka. Madaxweyne Sh. Shariif sheikh axmed ayaa sheegay in loo bahanyahay in marka wax la dhisaayo la marro Dariiqa sharciga ah siweeyna loo ilaaliyo isla markaana la tixgeliyo duruufaha adage ee uu dalku marayo, waxaa uuna isweeydiiyay Madaxweeynaha awoodda uu guddi doorasho ku magacaabi karo qof musharax ah, sida shariif Xasan sheikh aadan oo kale taas oo uu tilmaamay in ay tahay mid liddi ku ah sharciga u degsan dalka. Mdaxweynaha Dawladda Federaalka soomaliya Md Shiikh shariif ayaa sidoo kale waxa uu tilmaamay in Dowladu hadda ay ku jirto olole ballaaran oo dalka oo dhan lagaga Sifeynayo Maliishiyaadka kooxdda Al-Shabaab, sidaasi darteedna loo baahneyn in aanan sinaba loogu mashquulin wax loogu yero doorasho iyo waxyaabo kale oo xagal daawcinaya dadaaladda socda ee la xiiriira xoreynta dadka iyo dadka. Madaxweynaha dawladda Federaalka dalka soomaliya Md Shariif ayaa waxa uu hadalkan sheegay xilli ciidamada Dowladdu ay horumar balaaran ka soo hooyen guuid ahaan dalka sida Goboladda Kuunfureeyd, kuwa dhexe iyo magaaladda muqdisho oo ay howlgallo kuwii ugu weeynaa ka wadeen , taas oo ah yididiilo wanaagsan iyo horumar muuqda oo dalka lagaga sifeynayo kooxdda Al-Shabaab. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088 Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 30, 2011 He sounds desperate. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted April 30, 2011 Would you allow Faroole to appoint the election oversight committee if he was running for re-election? Quote Share this post Link to post Share on other sites