Sign in to follow this  
SayidSomal

Dadka ha iska weyneyn

Recommended Posts

Aaliyyah   

Sayid lol my responses was just for the fun of it! nothing to be taken serious..as for me learning where taleex is from ur posts? hmm was that the case. Possibly. lol..

 

Good night blessed tasbaxi cala khyr!..n hope u have a good day at work.

 

This whole politics n Sol is giving me a headache...

 

Alle dhamanteen jacaylka somalinimo ha nugu simo

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Qaranki,

Thanks walaalo, that's a gem of a video. AbdiNasir is another favourite of mine.

 

Aaliya, mahadsanid yaa qalanjo. Ameen to your duca, laakin Somaalinimo siyaasad ka wayn saa ula soco. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol marka waxaad leedahay siyasad iyo somalinimo wa labo kala shey? haye walaal qofkasta wuxu aminsanyahay wa caadi wa la ogolyahay. wax dhib ah kuma jirto...as long aaan aminsaneen in aan is dhibno..hadaan amaan iyo walaaltinimo somali ku kala joogasao ama wada jogaso labaduba ma xuma. waxa xun this ongoing war so kala dhamaaneen..and you are wlc sis.

 

wyre I love that song..dnt know half of the lyrics though. Heard it on few weddings.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Waa runtaa. Hadaan khayr isu wadin, waxaa wacan in aan kala hawl yaraysano oon wanaaga isu ogolaano. I think most of us average Somaali taas waan ku dhaqanaa. As for siyaasad, waxaan leeyahay, dadnimadeena, dhaqanka, walaaltinimada aynu wadaagno ayaa ka qaalisan dawladaha aan taageerno. Dawlad way kacda oo dhacdaa laakin waxyaabahaa kale mar walba way jiraan oo waa waxa Somaalida isku xidha meel walba ay joogaan ba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

True blessed maanta hadal qiimo leh iyo murti baad kusoo qortay mesha waan kugu raacsanahay. We need more people like you and me..and Somalia would have been peaceful long time ago..what you say somaliland u tartan ana ssc baan u tartami...xalimo kale hamar aan fadhisino. Odayaashan wayba na dhibeene ...we have to get rid of them. Once and for all! :)...

Share this post


Link to post
Share on other sites

*Blessed;716316 wrote:
Waa runtaa. Hadaan khayr isu wadin, waxaa wacan in aan kala hawl yaraysano oon wanaaga isu ogolaano. I think most of us average Somaali taas waan ku dhaqanaa. As for siyaasad, waxaan leeyahay, dadnimadeena, dhaqanka, walaaltinimada aynu wadaagno ayaa ka qaalisan dawladaha aan taageerno. Dawlad way kacda oo dhacdaa laakin waxyaabahaa kale mar walba way jiraan oo waa waxa Somaalida isku xidha meel walba ay joogaan ba.

waa runta - hence why i only support Qardho iyo Qaraami :D

 

on serious- i would appreciate if someone can help me locate Cumar Shoolli's Sida Oogta Waaberi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

in fact I tried but could find it. I have a better idea you can visit any local somali store and ask them if they have that song (im sure they would have it ! they usually do!) best of luck!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Aaliyah, that's a good idea. Odayaasha in la hurgu aya u baahan yihiin. LOL. I don't like siyaasad though waa balaayo, laga yaaba in aynu labadeeno diruucda tafta isu qabsano oon illownaa sabataan hawsha u galnayba. Waxaa roon sida Faadumo, Xaawa iyo Adna in aynu dadkeena wax tayo leh u qabano.

 

Sayidka.. LOL@ qardho iyo qaraami. Qardho beel! This is a nice shooli one.. http://www.heesta.com/hees.php?id=1725

 

I was surprised. I mean shocked to hear Qardho mentioned in this one.. :P

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Aaliyah, that's a good idea. Odayaasha in la hurgu aya u baahan yihiin. LOL. I don't like siyaasad though waa balaayo, laga yaaba in aynu labadeeno diruucda tafta isu qabsano. Waxaa roon sida Faadumo, Xaawa iyo Adna in aynu dadkeena wax tayo leh u qabano.

lol blessed sax weeye in dadka wax loo qabto ee ficantahay laakin maxa la sameenaya hadii meshiiba buuq ka tagantahay..siyasad anba ma jecli in aan ku dheereeyo inshallah dirac isma qabsanane soo diyaar gabow lol..

 

ama gabadho sideena u fakara aan kursaata u dhibano wa labada mid..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Way buxaane ha u baqan, gabdhaheenu are made of a different matter altogether. LOL. Buuqa ka jira waa waxa keena baahida dadka. It takes great guts to do what these ladies do walaahi. It's easy to go back when there's peace but to remain in a warzone like Hooyo Xaawa for instance and forsake your comforts for your people waa wax cajaaib ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Meesha heeso jacayl aa ka dhacayee..

 

Real note though.. Every nice/love somali song, I heard someone saying it's anti-gov/anti-Siyad..Few already mentioned in here like Saado's famous song, naftaydaa kuu jirabanow waxaa ihaysa jamashadaa. I can't recall who, but I listened interview of a singer declinning that some of his songs were anti-gov, but people translated them as such. Somali inay wareer soowaday when they started interpreting every song as anti-song, and then hesaayaashii iyo mu'alifitiin stopped composing naftooday u baqeen..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Lafoole is rocking one of the good new singers..

;)Qardho?? I recall this dude busaaradsatay used say "Qardhoo quman baan ka qaylinayee ma hadaan qaaba qoysayn galay.." Sayid must know about the history behind this statement.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Speaking of interpreting songs to one's way, can anybody confirm that the song "Dawooy dawo caafimaadeey is about khamri?

I have been told so.

 

The lyrics :

Dadkoo wada seexay

Dawooy Dawo Caafimadeey

Darmaan qurux lagu mariimaay

dareenka nafteyda kiciyaay

 

Maxaa gabalkoo dam yidhi

dadkoo seexday guuro galay

 

Maxey dirqi igu aheyd

danteena inaan u kaco

muxuu daal igu badnaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this