Sign in to follow this  
Mooge

Cali Khaliif Galeyr oo Hantidiisa ugu badan Somaliland gashadey

Recommended Posts

Mooge   

Nairobi(Pi) Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya *Cali Khaliif Galeyr*oo kamid ah*ragii ka dambeeyey aasaaska Ururka SSC *ayaa la xaqiijiyey inuu maalbadan gashadey shirkadaha*Somaliland, Hantida Cali Khaliif Galeyr ayaa waxaa kamid ah Saami uu ku leeyahey shirkada isgaarsiinta ugu wayn Somaliland oo ah shirkada Dalcom Somalia.// Waxaa kaloo jira sida aan xogta ku helney iney Hargeysa [...]

 

http://puntlandi.com/?p=14334

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

That is nothing new. However if Cali Galaydh continues supporting anti Somaliland groups. Sland gov should pressure this company for Cali Galaydh to sell his share forcefully or face expellation from Sland territory.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh Oo Mudanayaasha Gobolka Sool Kaga Jira Guurtida Culays Ku Soo Saaray Inay Is Hortaagaan Xeerka Isgaadhsiinta

 

“Wey Jiraan In Rag Ka Socda Galaydh Ay Na Yidhaahdeen Xeerkaa Isgaadhsiinta Ka Codeeya, Lacago-na Waa La Idin Siinayaaye” Mid Ka Mid Ah Xildhibaanada Sool

 

Hargeysa, April 27, 2011 (Haatuf) - Siyaasiga Somaliland diidka ah ee Cali Khaliif Galaydh ayaa la sheegay inuu Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ugu jira Gobolka Sool, Xidhiidh qarsoodiya kula soo sameeyay inay is hor-taagaan Xeerka Somaliland ee Golaha Wakiiiladu soo ansixiyay, iyadoo ilo-wareedyadu-na intaa ku dareen in Xubno ka tirsan Golaha Wakiilada oo ay isku Beel yihiin ay ololahaasi uga dhex wadaan Mudanayaasha Golaha Guurtida ee Gobolka Sool, culays-na ku saarayaan inay ka codeeyaan Xeerkaasi ansixintiisa.

 

Ma jiro ilaa hadda war *****lka ka qaadaya in Siyaasiga Cali Khaliid Galaydh oo ku sugan dalka Ingiriiska danta uu ka leeyahay is hortaaga Xeerka Isgaadhsiinta.

 

Ilo xogogaal ah oo lagu Kalsoon yahay ayaa Wargeyska Haatuf u xaqiijiyay in Cali Khaliif Galaydh oo la sheegay inuu Sheer ku leeyahay Shirkada Dalcom Somalia uu Xidhiidh la soo sameeyay Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka mid ah Xildhibaanada ay isku Haybta yihiin ee Golaha Wakiilada, isla markaana ka mid ahaa Xildhibaanadii ka codeeyay ansixinta Xeerka Isgaadhsiinta xiligii Golahoodu ansixinayay, isla markaana ka mid ah Xildhibaanada ay isku Jifada yihiin la sheegay in Todobaadkan u dambeeyay Xidhiidh uu la soo sameeyay Mr Galaydh ugu soo jeediyay inuu ka hawl galo sidii ay Xildhibaanada Beesha *********** ee Golaha Guurtidu ay u hor istaagi lahaayeen Xeerka Isgaadhsiinta qaranka, isla markaana ay uga codayn lahaayeen ansixintiisa, iyadoo tibaaxuhuna intaa ku darayaan in Shirar doceedyo Xildhibaan Dhakool maalmahan ugu dambeeyay la yeeshay 10-ka Xildhibaan ee Golahaasi kaga jira Gobolka Sool ugu gudbiyay soo jeedin ku saabsan sidii ay Xeerkaasi Isgaadhsiinta u hor istaagi lahaayeen, iyadoo ilo-wareedyaduna sheegayaan in balan qaadyo Lacago ah ugu balan qaaday in la siin doono haddii ay fuliyaan qorshahaasi is hor taaga Xeerka Isgaadhsiinta.

 

Xildhibaan ka tirsan Golaha Guurtida oo ka soo jeeda Gobolka Sool oo ka cudur daartay in Magaciisa la shaaciyo ayaa Wargeyska Haatuf u xaqiijiyay in qorshahaasi is hor taaga Xeerka Isgaadhsiinta Lacago-na loo soo bandhigay, balse ay ku kala qayb sameen arinkaasi, waxaanu yidhi “Wey jirtaa in xaga Cali Khaliif Rag ka socda ay noo la yimaadeen inaanu Xeerkaasi Isgaadhsiinta ka codayno marka Golahayagu Fasaxa ka soo noqdo, laakiin se Nin iyo Garashadii ayay noqotay waana lagu kala qayb samay, Rag Lacag loo balan qaaday-na wey jiraan”

 

Dhinaca kale Cali Khaliif Galaydh oo isagu Raysalwasaare ka ahaa dawladii Carta ee uu Cabdiqaasim Salaad Xasan Madaxweynaha ka ahaa ee lagu soo Cumaamaday dalka Djibouti, isla markaana xiligii Sheekh Shariif-ka Somalia Shirkii Djibouti lagu qabtay isku Sharaxay Jagada Madaxweynaha Somalia ayaan ilaa hadda isagu wali ka soo noqonin mab’di’isii Soomaaliweyn ee uu kaga soo hor jeeday gooni isku taaga Madaxbanaanida Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Jacaylbaro;715487 wrote:
Sow nin reer Somaliland ah maaha dee ......

According Prof Cali, he is NOT from Somaliland/Somalidiidland, Prof Calif Khalif said Somaliland must leave our SSC Territories, and SSC people will defend their SSCland from Somaliland/SNM clan militia. "Anuu Xaaq baan diiday"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

Khudbadii Prof. Cali Khaliif Galeydh - Former Prime Minister of Somalia " Somaliland waa inay nabad ama khasab kaga Baxdaa Dhamaan Dhulka SSC"

 

Xaflad loogu dabaal degayo gabagabadii shirkii khaatumo ee aqoon yahanka iyo waaya araga SSC ku yeesheen magaalada London intii u dhaxaysay 21-24 April 2011

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

 

Daawo Shirkii Khaatumo ee SSC, iyo Prof Cali Khaliif Galayr oo Taageero Weyn u Muujiyey Maamulka SSC, Uguna Baaqay Maamulka Somaliland Nabad iyo laJoojiyo Dagaalada ee Had iyo Jeer ee Kusoo Qaadeen Shacabka SSC, Kana Digey Cawaaqib xumada ee Leedahay Gardarada, Waayo Cid La Khasbi Karo Majirto. Waxuuna soo Jeediye in laga shaqeeyo Daris Wanaaga Ummada Soomaaliyeed

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Prof Cali Khaliif Galayr "Dowlada KMG, Somaliland iyo Puntland waa Khasab In Ay La Shaqeeyaan Maamulka SSC Baryo Maaha"

 

galayr-300x228.jpg

SSC-Somalia.jpg

 

Prof,Cali khaliif Galayr oo wax laga weydiiyay arrimaha Somaliland iyo Puntland eek u wajahan SSC ayaa waxaa uu sheegay in dhibaatada ka taagan Deegaanada Sool ,Sanaag iyo Cayn looga gudbi karo iyada oo la aqoonsadao si toos ahna loola hadlo hogaanka SSC isagoo tusaale u soo qaatay Jabhadii SNM oo ka dagaalamaysay Deegaanada waqooyi galbeed ee hada labaxay Somaliland.

 

Waxaa uu yiri SNM iyo SSDF labaduba ma ogolaadeen hadii dawladihii ka soo horjeeday ay inkiri lahaayeen jiritaankooda sidaasi daraadeed SSC waa urur jira islamarkaana ka dagaalamaya deegaanada ay ka soo jeedaan sidaasi daraadee waa in la la hadlaaa o la joojiyaa beelaha iyo jufooyinka ama shakhsiyaadka sida gaarka ah loola hadlayo ee aan wax ka taraynin nabada Deegaanadaasi

 

Siyaasiga Soomaaliyeed ee Cali khaliif Galayr ayaa waxaa uu soo bandhigay qorshihiisa Mustaqbalka iyo halka uu ku wajahan yahay mustaqbalkiisu waxaana uu sheegay Mar uu la hadlayay Idaacada Barkulan iyo SomaliChannelTv in xiligaan uu go aansaday samysashada ganacsi u gaar ah oo uu ku sheegay furitaanka TV iyo Radio laga daawado islamarkaana laga dhagaysto Caalamka oo dhan.

 

Prof Cali khaliif oo ahaa Ra iisalwasaarihii Dawladii TNG da ee lagusoo dhisay Carta ayaa waxaa uu aad u soo dhaweeyay dhismaha xukuumada Cusub ee Soomaaliya ee Ra iisalwasaare Maxamad C/laahi Maxamad Farmaajo.

 

‘’Xukuumada Cusubi waa mid tayaysan islamarkaana kooban waxaana ka dhex muuqda aqoonyahano iyo dad ka fog arrimaha musuqmaasuqa iyo danaha dawladaha dariska la ah Soomaaliya gaar ahaan Itoobiya ayuu yiri Cali Khaliif oo ka qayb qaadanayay Barnaamijka Falanqaynta Dhacdooyinka ee TV ga SomaliChannelsaldhigiisuna Yahay London.

 

Baarlamaanka KM g ah ayuu ugu baaqay in ay ka feejignaadaan caqabad ay ku sameeyaan Xukuumada Cusub waana in ay eegaan danta guud oo aanay ka fiirin Maslaxad iyo dano qarsoon ayuu intaasi ku daray Prof,cali khaliif oo hada Retire ama hawlgab ka noqday jaamacadaha wadanka Mareykanka oo uu macalin ka ahaa waqti dheer.

 

Barnaamijka Tv ga ee uu Prof, ka qaybqaadanayay oo ahaa dood furan oo xagga taleefoonada looga qayb qaadanayay ayuu si weyn u dhaleeceeyay qorshaha caalamka eek u wajahan arrimaha Soomaaliya waxaana uu sheegay in dhaqaalaha ay ugu deeqaan Soomaaliya aanu sidii la rabay u fulin taasi oo mas uuliyadeeda ay leeyihiin buu yiri Dawlada KMg ah ee matalaysa Soomaaliya.

 

 

 

Prof,Cali khaliif Galayr oo wax laga weydiiyay arrimaha Somaliland iyo Puntland eek u wajahan SSC ayaa waxaa uu sheegay in dhibaatada ka taagan Deegaanada Sool ,Sanaag iyo Cayn looga gudbi karo iyada oo la aqoonsadao si toos ahna loola hadlo hogaanka SSC isagoo tusaale u soo qaatay Jabhadii SNM oo ka dagaalamaysay Deegaanada waqooyi galbeed ee hada labaxay Somaliland.

 

Waxaa uu yiri SNM iyo SSDF labaduba ma ogolaadeen hadii dawladihii ka soo horjeeday ay inkiri lahaayeen jiritaankooda sidaasi daraadeed SSC waa urur jira islamarkaana ka dagaalamaya deegaanada ay ka soo jeedaan sidaasi daraadee waa in la la hadlaaa o la joojiyaa beelaha iyo jufooyinka ama shakhsiyaadka sida gaarka ah loola hadlayo ee aan wax ka taraynin nabada Deegaanadaasi

 

 

http://boocame.com/?p=6718

 

 

100_5602.JPG

IMG_0258.JPG

100_5521.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Declaration of the Consultative Conference of SSC Diaspora

 

BY: Prof Ali Khalif Galeydh, [sSC]

 

Guiding Principles

 

The declaration of the consultative Conference held in London on April 21-24, 2011 have been centered on the issues of peace, security, the provision of humanitarian assistance to those adversely affected by the war campaigns waged against our people and ravaging drought which envelops our territory. The related issues of the extension of social services, of carrying out reconstruction projects and of the undertaking of development programs have also been discussed. The deliberations have uncovered the necessity of crafting of a common political framework and identification of appropriate administrative mechanisms for assuring peace and stability in our territory among us and our neighboring communities and in the wider Horn of Africa area.

 

The common political framework incorporates the enduring commitment to the principles of :

 

· Unity and territorial integrity of Somalia

 

· Democratic self-governance and the abiding rights to resistance against aggression

 

· Peaceful political dialogue in managing conflicts

 

· Peaceful building, sinking the deep roots of stability and sustainable development

 

· Good practices in self governance such as accountability and transparency

 

· Sustainable management of the ”commons” (grazing areas and water points) in accordance with the carrying capacity of the land and the curbing of desertification.

 

Our commitment to these principles guide our strategy of self-governance and decide our own destiny. They motivate our embracing of conflict management through peaceful political dialogue and peace-building. They drive demand to end of the military occupation of our territories: towns, villages and country side. The above principles also guide our dedication to resistance and pursuit of liberty for our people.

 

 

 

The other Conference Recommendations and Conclusions are with regard to:

 

· To hold an all-inclusive conference inside the country for SSC people, both at home and Diaspora.

 

· To name a technical committee that will select the venue of the meeting, decide on the time and raise funds for the conference

 

· To hold the conference in one of the towns of SSC that meets the criteria set by the technical committee at the appropriate time preferably in the rainy season

 

· To fund the conference from the resources of the SSC people and to invite local and international media to cover the conference

 

· To convey to domestic and international communities the commitment and conviction of the SSC People to live in peaceful co-existence and harmony with the neighboring communities inside Somalia and in the Horn of Africa at large.

 

· To insist on the in alienable right of the SSC people for self-determination, to resist occupation, and to come up a visible plan to achieve the liberation of SSC territory.

 

· To unite the efforts and power of the SSC (economic and security) in order to achieve peace and sustainable security

 

· To develop the SSC territories by focusing on rural sustainable livestock management, curb renewable natural resource degradation (Desertification and resource depletion), and develop water resources

 

· To develop the physical and social infrastructures such as airports, roads, schools and clinics etc.

 

· To develop the human resources of SSC through skills training, repatriation of qualified professionals, short term voluntary services and minimize the influx of the local communities

 

· To promote investments in SSC regions through potential sources of funds such as NGO's, contributions from local and diaspora communities and regional and international aid agencies

 

· To strengthen Nugal University including the research capabilities for conducting surveys and needs assessment

 

· To promote private sector development, specifically micro, small and medium enterprises

 

· To promote awareness through social networking and media outlets

 

 

 

Finally, we wish to inform the people of Sool, Sanag and Ayn that the efforts of the SSC diaspora are united and indivisible in order to attain liberty and development in our territories, and will endeavor to achieve the same for all the people inside Somalia. To this end, the SSC Diaspora Conference recommends the convening of an all-inclusive congress of SSC communities inside the country at the appropriate time and without delay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Jacaylbaro;715650 wrote:
Adeer dhamaan dadkani waa reer Somaliland ................ don't worry about that.

Dhamaan dadkani waa reer SOMALIA, Muwaadaniin Soomaaliyeed. wax Somaliland ladhaho haba yaraatee majirto, Shacabka Somaaliyeed waa wada Somalia. Khuraafaadka Somalidiid-landka kaa buuxa iska.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this