Somalina Posted April 28, 2011 Khamiis, Abriil 28, 2011 (HOL) http://www.hiiraan.com/news/2011/Apr/wararka_maanta28-13370.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 28, 2011 loooooooool xamar iyo xamardaye state waa Muqdisho ilaa Balcad dadku waalanaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 28, 2011 Dadka aan Xamar dayi karina maamulkooda intee laga maamulaa. Jowhar? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted April 28, 2011 loooooool. Maalinba mid lee soo socda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 28, 2011 ^you failed us, failed us big time gabar. Not good. Where's our own SOL's spot on that land? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted April 28, 2011 eh! how did that happen? I just like watching riwaayadahaan cusub (new maamuls), wax kale ma ahan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 28, 2011 You know SOL would make a good acronym markii loo fiiriyo all these crazy names. Caku Soomaali iyo isku dayasho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted April 28, 2011 SOL cyber-state of Somalia Hogaamiyaha maamulkan waa Jacpher Abu Minnesota Abu Kismaayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted April 28, 2011 ^^I'm against it and declare WAR loool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 28, 2011 Somalina: Waxaan daacad kaama aha ina adeer. Waxaad rabtaa inaan salaadda cishaha masaajidka ka soo bixi waayo? Rag badan baa Cishe ka soo laaban. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted April 28, 2011 oba hiloowlow;715318 wrote: loooooooool xamar iyo xamardaye state waa Muqdisho ilaa Balcad dadku waalanaa loooooooooool....MMA........maamul la dhaho Xamar-Moog haku dhawaaqeen! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 28, 2011 lol @ Xamar iyo Xamardaye .... waa magac dheer balse qurux badan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 28, 2011 Xamar & xamardaye waa magac qurux badan oo aan cuseeb aheen, cidii kaseyso wey kasee waxaase ka cabsaahoya in heybadii ay magacani laheyd iyo heybadii qowmiyadda xamar & xamardaye laheyd ay ku dheelaan dadkaan waxmagaratada ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted April 28, 2011 You right Oba, kii yaqaano lee yaqaano, Xamar iyo Xamardaaye is actually the historical name for Xamar and its greater area. Magac walba waa lagu dheeley, no wonder that ajnabi names are in season. Quote Share this post Link to post Share on other sites