Sign in to follow this  
Saalax

Haayada wadooyinka Somaliland SRA oo Shaqooyin ka wadaydhawanahan laamiga dheer ee isku xidha L.Anod

Recommended Posts

Saalax   

Haayada wadooyinka somaliland SRA oo Shaqooyin ka waday dhawanahan laamiga dheer ee isku xidha Laascanood iyo tukaraq ayaa soo gaba gaboobay. +Sawiro

(Hadhwanaagnews) Tuesday, April 26, 2011

Laascaanood(HWN) Mareeyaha Haayada Wadooyinka Cabdiwaaxid cabdiqaadir cabdiraxmaan oo manta xadhiga ka jaray wadada isku xidha Laascaanood iyo tukaraq oo Soo gaba gaboobaay iyadooo ay Keentay Wadadaas shilal badan

 

Mareeyaha Haayada Wadooyinka Cabdiwaaxid cabdiqaadir cabdiraxmaan

Laascaanood(HWN) Mareeyaha Haayada Wadooyinka Cabdiwaaxid cabdiqaadir cabdiraxmaan oo manta xadhiga ka jaray wadada isku xidha Laascaanood iyo tukaraq oo Soo gaba gaboobaay iyadooo ay Keentay Wadadaas shilal badan.

 

wadada isku xidha laascaanood iyo Tukaraq oo dhib wayn ka taagna,maalinkasta waxaa lagu arki jiray gaadhi dhacay ama laba gaadhi o isgalay taasi oo keentay dhib wayn ayaa tan iyo inti wadadan la hagaajiyay Yaraadeen Shilalkii badnaa ee ka iman jiray Wadadaasi.

 

 

 

Maareeyaha Hayada wadooyinka Somaliland ee SRA C/waaxid C/qaadir C/raxmaan ayaa isagu si weyn ugu mahadnaqay dhamaan cidii gacanta ka gaysatay dhismaha isku xidha tukaraq iyo laascanood, kaasi oo uu sheegay in intii uu la wareegay Maamulka Hayadaasi ay talaabadii ugu horaysay ee uu qaaday ay ahayd dhismaha wadada dheer isla markaaana uu Illaahay ku guuleeyay wakhtigan xaadirka, waxaana uu xusay inay tani qayb ka tahay waxqabadki uu balan qaaday madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

 

 

 

Maayarka goobolka Sool Axmed Awdaahir X.Xasan oo isna madashaasi ka hadlay ayaa umahadnaqay haayada SRA, maayarka ayaa sheegay in ay tahay wadadani wada Xun oo keentay dhib badan se manta waa wax alle loogu mahadnaqo wadadii dheeray ee shilalka badan keeni jirtay hadii manta la hagaajiyay.

 

gabogabadii Xafladaasi ayaa waxaa halkaasi ka hadlay Badhasaabka gobolka Sool Cabdilaahi Jaamac Diiriye Cabdilaahi Islaged Isagoo mahadnaq balaadhan oo uu soo jeediyay dhamaan marti sharafta iyo dadkii gacanta ka gaystay dhismaha Laamiga dheer, waxa uu sheegay inay wax lagu farxo tahay.

 

 

 

on43zohco2a7841n9tpf.jpg

 

b4i9xhcosn2a7kfghssl.jpg

 

6mrhdp2wpf7ir405e3gs.jpg

 

qfu13duouce87kjxpf5.jpg

 

7rb0ugff02o6h2h1pmg9.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xaaji Xunjuf;714672 wrote:
Cabdiwaaxid cabdiqaadir cabdiraxmaan a hard working man from sool region

 

:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this