Liqaye Posted April 26, 2011 Waxaa malmahanba ay shirar aan kala joogsi lahay ka dhacayen magalada Garoowe ee gobalka Nugal shirkaas oo uu soo qaban qabiyay Faroole isgoo ujedadisu aheeyd sidii bulshada ku dhaqan gobalka Nugaal ay ugu tagerilahayd damaciisa ah inuu dagaal ku qaado maamulka dhawan lagu dhawaqay ee RAAS CASEYR STATE OF SOMALIA maamulkaas oo ka madaxbanaan Puntland inteeda kale yeshayna madaxweyne iyo ku xigeen,gole barlamaan iyo gole wasiir dhamantodna ku sugan wadanka gudihiisa kadib markii ay ku gacan seyreen saladinta, aqoon yahanada, culumo awdiinka, ganacsatada iyo qaar kamida sarakisha ciidanka puntland ayaa waxaa soo baxaya inuu faroole hada uu ababul ugu jiro sidii uu burcad badeed iyo maleshiyo beleed beled u soo hubayn lahaa. Mamulka RAASCASEYR oo ka dhashay shirar iyo wada tashiyo mudaba uga socday dalka iyo dibada dadka degaanka degan ayaa shir weyne loo dhanyahay oo ay ka soo qayb galeen dhamaan bulshada dhinacyadeda kala duwan waxuu ka dhacay 10/2/2011-20/2/2011 magaalada BAARGAAL kaas oo lagu go aan saday in ay dadka degamadaas dagani ay sameystaan maammul ka shaqeya danahooda kadib markii ay ku khasareen isku sarsigii iyo wada lahanshihii puntland ayaa lagu dhawaqay mamulka RASCASEYR STATE OF SOMALIA tarikhdu markay aheeyd 17/4/2011 Madaxweynaha mamulka raas caseyr Eng Farah Mohamud Yusuf Dooxajoog maruu lahadlayay warbahinta gudaha isagoo ku sugan casimada mumulkas ee caluula ayuu u sheegay in cid kasta oo isku dayda inay ka hor yimadan rabitanka shacabka degankaas ay ka hortagayaan iskana difacayaan. Sidoo kale waxaa warbaahinta gudaha la hadlay taliyaha guud ee cidamada RAASCASEYR STATE OF SOMALIA jen: Mohamed Xirsi Cumar isagoo sheegay in hadii maleeshiyada uu Faroole ka ururinayo Garoowe soo damaciyaan degankan ay u dhigayaan cashar lama ilawana isla markaana ay hada ku jiraan heegankii ugu danbeeyay xaduduhuna ay xiran yihiin bad iyo biri ilaa iyo iminka ma jirto wax wan wan wada hadal oo labada qoloba ay diyaar u yihiin waana suura gal in xili kasta uu ka qarxo dagaal faraha looga gubtay kaas oo masuliyadiisa uu qadayo faroole iyo inta ku caqligaa. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 26, 2011 Raas casayrtu horta waa sidee ? ,, was only last week hadana goormay taliyayaashan, ciidamadan,, iyo waxanoo dhan durba yeelatay ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 26, 2011 Somalia doesn't need more violence but these folks should be karbaashed ( politicians only). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 26, 2011 Wafti Sare oo ka socota Raascasayr State oo gaaray Dagmada Bareed Wafti ka socda Maamulka Raascasayr State Of Somalia oo gaaray Magaalada Bareeda waxaa kalkaas ku soo dhoweeyay shacabnka Ku dhaqan Magaalada Bareeda . Waftiga ayaa waxaay la kulmeen qaybaha kala duwan ee bulshada waxay usoo bandhigeen sida ay uga shaqaynayaan horumarki adeegyada bulshada deeganaada Raascasayr State Shcabka ayaa aad ugu riyaaqay sidi wanaagsan ee xukuumada Raascasayr ay ugu adegayso dadka iyo deegaankaba . Waxayna Balan qaadeen shacabku inay la shaqaynayaan dhankoodana diyaar u yihiin amuuraha isbadalka deegaanada Raascasayr State . Allcaseyr.net Quote Share this post Link to post Share on other sites