Xaaji Xunjuf Posted April 26, 2011 So duke tell us who supports Raas casayr the usc snm groups the raas caseeyr people or your faroole and his garowe admin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 26, 2011 Xaaji Xunjuf;714751 wrote: Kooxda SNM iyo USC ee UK oo xaflad u dhigaya CasayrLand Waxaa magaalada London ka socota qaban-qaabo ey wadaan kooxda SNM iyo USCoo ey lacago uugu aruurinayaan xaflad loo dhigi doono maamulka aan saldhiga iyo taageerada toona laheyn ee Casyerland. Hadaba maxey tahay sababta ey u taageerayaan kooxda SNM iyo USC, akhristow waxaan dhowaanta la-soconey in magaalada Galkacyo lagu xirey Prof Lasoraani isagoo loogashakisanaa inuu lacag kasoo qaadey Dowlada Villa-Soomaaliya gaar-ahaan Madaxweyne Shariif Axmed, read more here http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=7261 lol so they are already paranoid about ras casayr. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 26, 2011 I support the Ras Casayr region and it's development. It will make us much stringer to bring on Baird he large regions of the Easter Indian Ocean. But you secessionist want that right? Lol. Keep it ip lads. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 26, 2011 General Duke;714764 wrote: I support the Ras Casayr region and it's development. It will make us much stringer to bring on Baird he large regions of the Easter Indian Ocean. But you secessionist want that right? Lol. Keep it ip lads. :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 26, 2011 Liqaye;714597 wrote: The tinny revolution in pictures, .. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted April 26, 2011 General Duke;714764 wrote: I support the Ras Casayr region and it's development. It will make us much stringer to bring on Baird he large regions of the Easter Indian Ocean. But you secessionist want that right? Lol. Keep it ip lads. SNM iyo USC holding a meeting kulahaa...kkk...these secessionists are hilarious. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 26, 2011 ^^ loooool awoow qoloyin ba buufis qaaday lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 26, 2011 Somalina allsanaag website belongs to pirate supporters lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 27, 2011 www.allsanaag.com website ay iska leedahay mamuulka Budhcadbadeedku www.sanaag.org weye websitka qaranka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 27, 2011 Xaaji Xunjuf that is right. Another thing Somaliland websites don't call themselfs "SNM" lol. They usually say Jamhuuriyada Qaranka Somaliland ama JSL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted April 27, 2011 The auther at allsanaag.com is not normal. Qof waalan oo xiskiisu dhamayn ayaa websiteka iska leh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 27, 2011 Suldaanka;714786 wrote: The auther at allsanaag.com is not normal. Qof waalan oo xiskiisu dhamayn ayaa websiteka iska leh. Read this hilarious stuff lol http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=7263 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 27, 2011 Xaaji Xunjuf;714788 wrote: Read this hilarious stuff lol http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=7263 Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 27, 2011 Liqaye;714597 wrote: Beautiful pics of pride to everyone. Raas Casayr development has begun and will make Puntland a much stronger state. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 27, 2011 Madaxweyne Faroole oo Garoowe ka wada abaabul dagaal oo ka dhan ah maamul gooboleedka cusub ee Raas Caseyr State Of Somalia Waxaa malmahanba ay shirar aan kala joogsi lahay ka dhacayen magalada Garoowe ee gobalka Nugal shirkaas oo uu soo qaban qabiyay Faroole isgoo ujedadisu aheeyd sidii bulshada ku dhaqan gobalka Nugaal ay ugu tagerilahayd damaciisa ah inuu dagaal Maamul goboleedka RAAS CASEYR STATE OF SOMALIA maamulkaas oo ka madaxbanaan Puntland inteeda kale yeshayna madaxweyne iyo ku xigeen,gole barlamaan iyo gole wasiir dhamantodna ku sugan wadanka gudihiisa kadib markii ay ku gacan seyreen saladinta, aqoon yahanada, culumo awdiinka, ganacsatada iyo qaar kamida sarakisha ciidanka puntland ayaa waxaa soo baxaya inuu faroole hada uu ababul ugu jiro sidii uu burcad badeed iyo maleshiyo beleed beled u soo hubayn lahaa. Mamulka RAASCASEYR oo ka dhashay shirar iyo wada tashiyo mudaba uga socday dalka iyo dibada dadka degaanka degan ayaa shir weyne loo dhanyahay oo ay ka soo qayb galeen dhamaan bulshada dhinacyadeda kala duwan waxuu ka dhacay 10/2/2011-20/2/2011 magaalada BAARGAAL kaas oo lagu go aan saday in ay dadka degamadaas dagani ay sameystaan maammul ka shaqeya danahooda kadib markii ay ku khasareen isku sarsigii iyo wada lahanshihii puntland ayaa lagu dhawaqay mamulka RASCASEYR STATE OF SOMALIA tarikhdu markay aheeyd 17/4/2011 Madaxweynaha mamulka raas caseyr Eng Farah Mohamud Yusuf Dooxajoog maruu lahadlayay warbahinta gudaha isagoo ku sugan casimada mumulkas ee caluula ayuu u sheegay in cid kasta oo isku dayda inay ka hor yimadan rabitanka shacabka degankaas ay ka hortagayaan iskana difacayaan. Sidoo kale waxaa warbaahinta gudaha la hadlay taliyaha guud ee cidamada RAASCASEYR STATE OF SOMALIA jen: Mohamed Xirsi Cumar isagoo sheegay in hadii maleeshiyada uu Faroole ka ururinayo Garoowe soo damaciyaan degankan ay u dhigayaan cashar lama ilawana isla markaana ay hada ku jiraan heegankii ugu danbeeyay xaduduhuna ay xiran yihiin bad iyo biri ilaa iyo iminka ma jirto wax wan wan wada hadal oo labada qoloba ay diyaar u yihiin waana suura gal in xili kasta uu ka qarxo dagaal faraha looga gubtay kaas oo masuliyadiisa uu qadayo faroole iyo inta ku caqligaa. Sawiradaan waa shirkii ka dhacay degmada Bargaal oo lagu doortay mamulka Raascaseyr labada nin ee wada fadhiya waa madaxweynihii Eng: Farah Dooxajoog iyo ku xigeenkii madaxweynugu Dr: Bare Faatax. http://allcaseyr.net/2011/04/26/madaxweyne-faroole-oo-garoowe-ka-wada-abaabul-dagaal-oo-ka-dhan-ah-maamul-gooboleedka-cusub-ee-raas-caseyr-state-of-somalia/ Quote Share this post Link to post Share on other sites