Jacaylbaro Posted April 26, 2011 Wondering ........ Allah ha u naxariisto dadka dhintay Muqdisho(HWN) Ninkaan hubeysan oo hadana madaxa looga jiro ayaa Maanta Dada Shacab ah ku Rasaaseeyay Gudaha magaalada gaalkacyo Dhanka waqooyi Asagoona qasaaro so gaarsiiyay dadkii uu Rasaasta ku Furay Ninkaan Madax loogaga jiro ayaa Duhurnimadii maanta waxa uu rasaas Ooda kaga qaaday dad Kusugnaa Xiligaas xaafada Buula bacadleey ee waqooyiga magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug Halkaasi uu Qasaaro Kala Duwan gaarsiiyay 4 Qof ayaa ku dhimatay sida uu warku sheegayo oo Ninkaan Waalan rasaas ku Furay waxaaana xaafad Buul bacadleey Dadkii xiligaa kusugnaa ay cabsi weyn soo wajahday maadaama Nin Madaxa loogagag jiro uu Rasaas isku Furayo waxaana Markii dambe lagu guuleystay in gacanta lagu dhigo Ninkaan Hubeysan oo Hadana waalan Dadka ku dhaqan Xaafadaasi ayaa isweydiinaya sababta uu Ninkan xabadaha ufuray waxana ay sheegeen in ay layaaban Yihiin in Nin madaxa looga Jiro intuu Qoray kakeenaa dadka qaar aya sidoo kale isweydiinayaan ayna Leeyihiin in usan Waaleynba uu Yahay nin La soo dirsaday Ninkaan Waalan ayaa hada uxiray Qaraabada dadkii uu Laayay mana Jirto ciidamo katirsan Kuwa Maamul Goboleedka Puntland Ee halkaasi Soo Gaaray lama Oga in dadka uu Uxiran yahay Tilaabada ay Ka Qaadi doonaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted April 26, 2011 Yuu Ku Dayanayay this is last one 7 killed, 15 wounded in Dutch mall shooting AP – CORRECTS SPELLING TO ALPHEN AAN DEN RIJN - Injured people are carried out of a shopping mall after … By MIKE CORDER and TOBY STERLING, Associated Press – Sat Apr 9, 5:28 pm ET ALPHEN AAN DEN RIJN, Netherlands – A man armed with a machine gun opened fire in a crowded shopping mall on Saturday, killing six people and wounding 15, then committed suicide, officials and witnesses said. Children were among the casualties, including an infant who was lightly injured, said Mayor Bas Eenhoorn. Three of the wounded were hospitalized in critical condition. The rampage ended when the attacker shot himself in the head at the Ridderhof mall in Alphen aan den Rijn, a suburb 19 miles (30 kilometers) southwest of Amsterdam. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 26, 2011 inalilahi wa inalilahi rajicuun allah ha u naxairsto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted April 26, 2011 AUN JB trying to link this incident to the one that took place in Hargeysa. Nice try, but come back again with something else aight. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 27, 2011 Ma nimanka waalwaalan ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted April 27, 2011 JB trying to link this incident to the one that took place in Hargeysa. Nice try, but come back again with something else aight. Loool Somalina... alle u naxaristo wixi dhinta. Umada somaliyeedna sidan si ha u dhaamo... Quote Share this post Link to post Share on other sites