Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Men With More Than One Wife Live Longer

Recommended Posts

Blessed   

Kolay nin sacadiisii loo qoray guur awgii ku dhaafayaa ma jiro. Waxa ka maqan raga waa halkii in Haybad Lambad eh, jacaylkaanay cilmi u lahayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Any research on married men to Jinni girls, cuz I know quite many people who got hitched to Qalanjooyin Jinni ah, and they never change and live longer, I should have accepted that proposal from that Jinni who abducted me from Istanbul, that wedding would have happened any Wednesday of this year, bal yeysan akhrisann this post, tabar uma hayo naag Jinni ah iney i garaacdo

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Lol@dadkan wada waalan.

 

I didn't read the entire study yet(want to read it with someone lol) but does it say the larger the number of wives, the longer the man lives? I bet it does.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^alle maxay dhib ku haysata lol....yaad la akhrin laheed? your wifey?

 

Zack: kaalay heblo new research baa so baxaye oo aad ka war la'dahay

wifey: macaan maxa ka hadli

Zack: dee macaanto miyadan rabin noloshedu in ay dheeraato oo aan si nolaado

wifey: hadaase qalbi waad ogtahay waxkasta oo san baan kula raban aduun iyo akhiroba

Zack: deee waxa so baxay badhitaan cusub oo ah nimanka naagaha badan noloshooda baa dheeraata marka labo ayaan rabay in aan so xareesato ama sadexba maxay kula tahay xayaatii..

wifey (shocked) : war wasakhyahow saqajaanka maxa tidhi maanta excuse isoo sameenasa ....(kicks him out with his black bag)...

Zack singing : alle hadaan iska amusi laha oo melaha iska qaraban laha ma ciil qabi laha wakase oo an bacdi la ii soo tuuray oo aan faro madhnaan dariiqa maraya..

 

:D

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^Acuudubilaa mina shaydaan rajiim. Nuune, it isn't healthy to talk about jin iyo waxyaalahaas markasta.

Tell me about it Faheema. That dude's posts always creep me out LOL..

 

Any research on married men to Jinni girls, cuz I know quite many people who got hitched to Qalanjooyin Jinni ah, and they never change and live longer, I should have accepted that proposal from that Jinni who abducted me from Istanbul, that wedding would have happened any Wednesday of this year, bal yeysan akhrisann this post, tabar uma hayo naag Jinni ah iney i garaacdo

Seriously, inankan caadi ma yahay looool..his imagination carries him away!...hey bal waxan ka kor!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Aaliyyah;714893 wrote:
^alle maxay dhib ku haysata lol....yaad la akhrin laheed? your wifey?

 

Zack: kaalay heblo new research baa so baxaye oo aad ka war la'dahay

wifey: macaan maxa ka hadli

Zack: dee macaanto miyadan rabin noloshedu in ay dheeraato oo aan si nolaado

wifey: hadaase qalbi waad ogtahay waxkasta oo san baan kula raban aduun iyo akhiroba

Zack: deee waxa so baxay badhitaan cusub oo ah nimanka naagaha badan noloshooda baa dheeraata marka labo ayaan rabay in aan so xareesato ama sadexba maxay kula tahay xayaatii..

wifey (shocked) : war wasakhyahow saqajaanka maxa tidhi maanta excuse isoo sameenasa ....(kicks him out with his black bag)...

Zack singing : alle hadaan iska amusi laha oo melaha iska qaraban laha ma ciil qabi laha wakase oo an bacdi la ii soo tuuray oo aan faro madhnaan dariiqa maraya..

 

:D

 

salaam

:D :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

The person could be you - Yacni gabdhaha badanaa nin naag qabo ma ogola, hadda laakin study-gan will help. Labadeenaba nolosheena baa dheeraan baa la odhan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol@ studygan will help!....finally waxaad ku qaraabato baa so baxay miya...haye good luck bal! LOL..laakin gabadh qurbe joogta studygan uma maleenayo in uu wax ka badalayo! :P ta somalia jogtan sharcigaaga uun u muuqda o waxay odhan .." aboowe ma amerika i geenasa ina wadi noloshaada ama ha dheraato ama ee dheeraan ima qoseese infact markaad airportka iga dajisid dhimo hadad rabto " LOL :D

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Faheema.;714863 wrote:
^Acuudubilaa mina shaydaan rajiim. Nuune, it isn't healthy to talk about jin iyo waxyaalahaas markasta.

huuno, beentaa ma ahan, waxaanba isku arkey mar allaala markaan erayga Jinni ku dhawaaqo, qaab hadal ah ama qaab qoraal ah, waxaan isla markaaba arkaa dhowr Jinni oo i ag fadhido, sometimes tobaneeyo ayagoo ah oo igu hareersan sidii qof Quraan la saarayo, sidaa darteed, waa runtaa, healthy ma ahan, balse anigu iskama dhaafi karo, daris wanaag iyo aqoon dheer baa naga dhaxeesa, waa horaan qowmkan la rafiiqey oo wax colaad ah inagama dhaxeeso, advice taken my dear huuno.

 

Ps: Aaliyah, Mid yaroo isku dhacaya meelaha ma kaaga soo raadiyaa, will make sure inuusan laheyn afar lugood

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this