Sign in to follow this  
Saalax

Roobab lagu qabawsaday Oo Ka da'ay Hawdka iyo Baligubadle - Somaliland

Recommended Posts

Saalax   

k3uy7ukw1y8kx2kxiit.png

 

Magaalooyinka ilaa hada soo sheegayo in uu roobab lagu qabawsaday ka da'ay ayaa waxaa ka mid ah.

 

 

Karooska

Karoosyare

Kaam Maxamed

Rabaso

Ibcanood Ilaa Jiida Ku Teedsan

 

Siido kale waxa ay wararku sheegayaa in Uu ka da'ay

 

Baligubadle

Gunburaha bahnka

 

 

Alle mahad leh

 

http://www.togaherer.com/2011/04/25/war-degdeg-ah-roob-lagu-qabawsaday-oo-ka-daay-karooska-kaam-maxamed-ilaa-geed-balaadh-baligubadle-iyo-meelo-kale/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Roob lagu Qabowsaday oo ka da,ay magaalada Hargaysa Caawa.

MONDAY, 25 APRIL 2011

Hargaysa (Togdhnews) Roobab lagu qabowsaday ayaa caawa makhribkii ka da,ay magaalada Hargaysa ee caasimada Somaliland,

 

kaasoo da,ayay intii u dhaxaysay salaada makhrib iyo salaada cishe, ahaana mid leh dhibic xoogan,ayaa waxa si weyn ugu diirsaday bulshada ku dhaqan magaaladaasi.

 

 

Roobabkan ayaa hordhac u ah curashada raxmaadkii Gu,ga,oo dadku si weyn u eegayaan,inkastoo meelo ka mid ah degaamada Somaliland ,ay roobabku ka yara hooreen,hadana maaha kuwo wali jabiyay abaartii adkayd ee ka taagan dalka.

Magaalada Burco iyo degaanka ku xeeran,ayaa jawigu cimiladu yahay mid aad u kulul, cirkuna daruuraysan,iyadoo dadku eebbe ka barayay inuu raxmaad khayr qaba u shubo.

 

Degaanda Togdheer ayaa ka mid ah meelaha ay xaalada abaareed ee ba,ani ka taagan tahay.

 

Togdheernews.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Roob da'aayay Laba saacadood oo maanta ka curtay gobolka Hargaysa iyo meelo kaleba

 

Written by Qaran news

Apr 25, 2011 at 04:23 PM

Hargaysa,(Qaran news)- Waxa galabta abaaro 5:30'kii galabnimo ka curtay gobolka Hargaysa roob laxaadleh oo da'aayay mudo laba saacadood ah, roobkani oo xiliyada qaarkood hakad galiyay isu socodka magaalada ayaa markii danbe qaaday.

 

Roobkani oo ka yimid dhanka hawd ee magaalada waxa uu dhamaan ka da'ay ama curtay dhamaan degmooyinka gobolka Hargysa, iyo sidoo kale kale gobolada galbeedka deegaano ka mid ah.

 

Roobabka ayaa ilaa maanta ka da'aayay oo ka curtay deegaanada ku dharerarn xuduuda ay Somaliland la wadaagto dalka Itoobiya, qaarkood gaar ahaan xaga hawdka iyo galbeedka gobolka Hargysa, sidoo kale roobab ayaa laga soo sheegayaa degmooyinka hoostaga Gaashaamo iyo Daroor, dhanka kalena gobolada Togdheer, Oodweyne iyo Sool, ayaa laga soo sheegayaa caawa kulayl xad dhaaf ah iyada oo cirkuna uu daruuro badan leeyahay, lana filaayo in ay roobabka gugu ay ka curtaan ayaamaha fooda inagu soo haya

 

Ilaa hada ma jiraan wax khasaare ah oo ay roobabkaasi curtay ay gaysteen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

This has been the worse abaar in a long time. Reero dhan ayaa biyo la'aan awgeed u liita. Illahayow u gargaar. It really angers me that the government continues to ignore the blight of our nomads. It does not cost much to build wells in every village. Illahayow usahal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this