Saalax Posted April 25, 2011 Magaalooyinka ilaa hada soo sheegayo in uu roobab lagu qabawsaday ka da'ay ayaa waxaa ka mid ah. Karooska Karoosyare Kaam Maxamed Rabaso Ibcanood Ilaa Jiida Ku Teedsan Siido kale waxa ay wararku sheegayaa in Uu ka da'ay Baligubadle Gunburaha bahnka Alle mahad leh http://www.togaherer.com/2011/04/25/war-degdeg-ah-roob-lagu-qabawsaday-oo-ka-daay-karooska-kaam-maxamed-ilaa-geed-balaadh-baligubadle-iyo-meelo-kale/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 25, 2011 Roob lagu Qabowsaday oo ka da,ay magaalada Hargaysa Caawa. MONDAY, 25 APRIL 2011 Hargaysa (Togdhnews) Roobab lagu qabowsaday ayaa caawa makhribkii ka da,ay magaalada Hargaysa ee caasimada Somaliland, kaasoo da,ayay intii u dhaxaysay salaada makhrib iyo salaada cishe, ahaana mid leh dhibic xoogan,ayaa waxa si weyn ugu diirsaday bulshada ku dhaqan magaaladaasi. Roobabkan ayaa hordhac u ah curashada raxmaadkii Gu,ga,oo dadku si weyn u eegayaan,inkastoo meelo ka mid ah degaamada Somaliland ,ay roobabku ka yara hooreen,hadana maaha kuwo wali jabiyay abaartii adkayd ee ka taagan dalka. Magaalada Burco iyo degaanka ku xeeran,ayaa jawigu cimiladu yahay mid aad u kulul, cirkuna daruuraysan,iyadoo dadku eebbe ka barayay inuu raxmaad khayr qaba u shubo. Degaanda Togdheer ayaa ka mid ah meelaha ay xaalada abaareed ee ba,ani ka taagan tahay. Togdheernews. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 25, 2011 Alxamdillilah-things are looking very bleak, hope more rains. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 25, 2011 Roob da'aayay Laba saacadood oo maanta ka curtay gobolka Hargaysa iyo meelo kaleba Written by Qaran news Apr 25, 2011 at 04:23 PM Hargaysa,(Qaran news)- Waxa galabta abaaro 5:30'kii galabnimo ka curtay gobolka Hargaysa roob laxaadleh oo da'aayay mudo laba saacadood ah, roobkani oo xiliyada qaarkood hakad galiyay isu socodka magaalada ayaa markii danbe qaaday. Roobkani oo ka yimid dhanka hawd ee magaalada waxa uu dhamaan ka da'ay ama curtay dhamaan degmooyinka gobolka Hargysa, iyo sidoo kale kale gobolada galbeedka deegaano ka mid ah. Roobabka ayaa ilaa maanta ka da'aayay oo ka curtay deegaanada ku dharerarn xuduuda ay Somaliland la wadaagto dalka Itoobiya, qaarkood gaar ahaan xaga hawdka iyo galbeedka gobolka Hargysa, sidoo kale roobab ayaa laga soo sheegayaa degmooyinka hoostaga Gaashaamo iyo Daroor, dhanka kalena gobolada Togdheer, Oodweyne iyo Sool, ayaa laga soo sheegayaa caawa kulayl xad dhaaf ah iyada oo cirkuna uu daruuro badan leeyahay, lana filaayo in ay roobabka gugu ay ka curtaan ayaamaha fooda inagu soo haya Ilaa hada ma jiraan wax khasaare ah oo ay roobabkaasi curtay ay gaysteen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 25, 2011 Mashallah nice allow roobka noo badi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 26, 2011 Xaaji Xunjuf;714523 wrote: Mashallah nice allow roobka noo badi Mashallah indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted April 26, 2011 This has been the worse abaar in a long time. Reero dhan ayaa biyo la'aan awgeed u liita. Illahayow u gargaar. It really angers me that the government continues to ignore the blight of our nomads. It does not cost much to build wells in every village. Illahayow usahal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted April 26, 2011 Amiin allow u shub raxmaadkaaga.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 28, 2011 Degaano Ka tirsan degmada Oog oo roobab ka curteen Degaanadda Oog, Yeylo, Badweyn Ceecade Butaweyne. Iyo Degaano kale ayaa waxaa ka da´ay roobab si weyn loogu diirsaday. http://hadhwanaagnews.com/ Quote Share this post Link to post Share on other sites