Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Maamul goboleedka Cigo State oo goor dhaw lagu Dhaawaqi doono

Recommended Posts

Ogaaysiis Ogaysiis Dhamaan Jaalilyada Beeshe reer Ceeldheer Ee Ku dhaqan Dunida Dacaladeeda waxaa la ogaysiinaya In Dhawaan Beeshu Xaflad balaraan oo ku qaban doonto dalka South-Africa kaasi oo lagu magaacabi doono maamul Beeshu ku mideysan tahay.

 

Maamulkaani oo loogu magac daray Cigo State ayaa waxaa xaflada qaban qaabadiisa waxaa aay Haatan ka socota gebi ahaanba Magaalooyinka kala duwan Ee dalkaani Koonfur Africa isla mar ahaantaasina aay ka soo qeeb gali doonaan Xubnaha aay ka koobaan tahay Jaaliyada.

 

Jaaliyada Beesha Reer Ceeldheer ayaa Ugu Baaqday In Dhamaan Xubnaha Jaaliyada Ee ku dhaqan dunida dacaladeeda Ka soo qeeb galaan kana dhiibtaan fikradooda Ku aadan maamulkaani lagu wado in dhawan ka hana qaado Degaanada Beeshu ka taliso.

 

mareeg.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Magacyada lala baxayo baaba i dilay anigu markii iigu horaysay maadaama aan xuduudka maraykanka iyo Mexico ku noolahay sida espanol-ka baanba magacan u akhiryey :) Whatever that means Illaahow na astur.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;714476 wrote:
loool anigana beritoole maamul goboleed cusub aan ku dhawaaqa oba hiloowlow State..

Aniga na igu casun aan camarada ka duube eh :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this