Jacaylbaro Posted April 25, 2011 Liban, A_Khadar, Taleexi iyo kuwaasuun wax ka qor dee ...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 25, 2011 Ahhahaha, maya waxaa wax laga qorayaa horboodayaasha Soomaalidiidka ee indhoweydba casiirka dawladaha khaliijka kaga dhergey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted April 26, 2011 Waa talaabo wanaagsan oo horay loo qaaday reer awdal iyo reer sool waxa kaliya oo u wanaagsan midnimo dhexdooda ayadoon dhiig ku daadana somaali diidka si sahala bey uga xaroobi karaan haday cilmigooda iyo midnimadooda kaashadaan oo tawakalaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 26, 2011 Umadaha qaar na xornimo bey kaga dhagtay adeer dalka Somaliland from lawyacade ila iyo yoocade wa xor umada ku nool na wa xor. Tallow taadi halkeed ku ilawday nin walba tiisa u daran eh Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted April 26, 2011 Waad iaga gar leedahay haddaadan somali diid ahayn lakiin dadka reer awdal waa dad wax dhisa maahan dad wax dumiya xaqna waxay u leeyihiin inay ayaahooda walaalahood la qaybsadaan waxna ka dhisaan aqoonteedana waa leeyihiin, intay wakhtigooda ku lumin lahaayeen koox yar oo soomaali diid ah riyo wahmi aan dhamaad lahayna ku jirta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 26, 2011 Weli su'aashaydii lagama jawaabin ........ Why Liibaan, Akash iyo Taleexi ay ugu hadlayaan on behalf of reer Awdal ?? ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 26, 2011 JB: A mind of secessionist at its finest iga dheh. Who gives you the right to speak on my behalf while you think otherway around is off limits... Your monolithic view of life is out there all to see.. war anigu idin sheegi maayo ee idinku ha is sheegina Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 26, 2011 Waa markay dameeraha u heesi jirtay ,,,,,,,,,,,,,,,,, Su'aasha ka jawaab adeer Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 26, 2011 ahaha .. heesaha kala baro tani waa tii shimbiraha'e Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted April 27, 2011 Who gives you the right to speak on my behalf while you think otherway around is off limits. war anigu idin sheegi maayo ee idinku ha is sheegina <-- Classic..;) Quote Share this post Link to post Share on other sites