Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Raascasayr admin says Garowe clan enclave is not welcome in Raascaseyr

Recommended Posts

Maamulka Raasacaseer oo sheegay in Puntland aysan imaan karin .....

 

 

 

Caluula: (Sh. M. Network) Maamul la magac baxay Raasacaseer oo ka aramiya degmooyin ka tirsan gobolka Bari ayaa sheegay inay gabi ahaamba deegaanada iyo degoomiyinka ay ka taliyaan, ka mamnuuceen Wasiirada Xildhibaanada, iyo Mas’uuliyiinta kale ee Maamulka Puntland.

 

 

 

Afhayeenka Maamulka Raasacaseer C/rashiid Max’ed Yuusuf oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa waxaa uu sheegay in shir ay Mas’uuliyiintooda ku yeesheen degmada Caluula ee gobolka Bari ay kasoo saareen qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen in Mas’uuliyiinta Maamulka Puntland aysan imaan karin degmooyinka iyo deegaanada ay ka taliyaan.

 

 

 

 

 

Maamul goboleedka Raasacaseer State waa Maamul goboleed ku dhisan oo ku salaysan Nidaamka Federaaliga ah islamarkaana ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya.

 

 

Mas’uuliyiinta Puntland sida Wasiirada, Xildhibaanada iyo kuwa kale ee ka tirsan Maamulkaasi inaysan soo gali karin deegaanka uu ka taliyo Maamulka Raasacaseer ilaa iyo inta ay ogolaasho ka helayaan Mas’uuliyiinta Maamulka Raasacaseer State.

 

 

In Puntland ay ilaaliso daris wanaagga iyo is xaq dhowrka labada Maamul ee Raascaseer iyo Puntland.

 

 

La dagaalanka burcad badeeda iyo Maraakiibta xaalufinaayo Xeebaha deegaanka Raasacaseer oo la’isla afgartay in hal meel loogu soo horjeesto kooxaha burcad badeeda Soomaalida.

 

 

Afhayeenka Maamulka Raasacaseer State ayaa waxaa uu sheegay in degaanada iyo degmooyinka ay ka taliyaan ay ku joogaan doorashada shacabka ku nool halkaasi, waxaana uu sheegay Afhayeenka in sababta Maamulka Puntland ay degaanadaasi ugu mamnuuceen ay tahay in degmadasi ay yeelatay Maamul cusub islamarkaana Mas’uuliyiinta Puntland looga baahanyahay markii ay soo galayaan deegaanada ay codsi waydiistaan Maamulka Raasacaseer Sate.

 

 

 

C/rashiid Max’ed Yuusuf ayaa waxaa uu intaasi ku daray in intii Maamulkasi la dhisay ilaa iyo iminka aan wax xiriir ah yeelan Maamulka Puntland, isagoo sheegay in xiriirkaasi uu imaan karo markii la yeesho calaaqaad ka dhaxeeya labadaasi Maamul.

 

 

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Is this what XX gets reduced to? Qardho attacks Dhahar? Boosaaso can't visit Raas Caseyr?

 

War heedhe. Hear me out and hear me well. Unlike the nomads in the neck of your woods, raggaan markey isa arkaan waxay isku salaamaan booweyaal, not waryee in a loud demanding tone. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacpher;713980 wrote:
Is this what XX gets reduced to? Qardho attacks Dhahar? Boosaaso can't visit Raas Caseyr?

 

War heedhe. Hear me out and hear me well. Unlike the nomads in the neck of your woods, raggaan markey isa arkaan waxay isku salaamaan booweyaal, not waryee in a loud demanding tone.
:D

Dee wayahay let faroole go to raascaaseeyr and let him say boowe iyo wax la mid ah .

 

Qardho clan Militia cowardly attacked Maakhiri nomads in eastern dhahar yesterday it's very sad may allah bless their souls

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

This is funny. Faroole can't visit many parts of Sool & Sanaag, Mudug. And now he is banned from parts of Bari lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;713982 wrote:
Jacpher...For man who talks about qarinimo, he's awfully obsessed with qabyaalad.

Me obsessed with qabyalaad dee naga daa saaxib, Anigu warka uun baan tabiyey waxay mamuulka raas caseeyr ka sheegen mamuulka garowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax;713984 wrote:
This is funny. Faroole can't visit many parts of Sool & Sanaag. And now he is banned from parts of Bari lol.

:D:D:D he can always go to adis ababa and check up on his navy forces getting trained in melez zanawis swimming pool, or he can stay in garowe and chase his goats

Share this post


Link to post
Share on other sites

Stop making it personal it has nothing to do with me i did not create raascasaayr versus garowe

 

Afhayeenka Maamulka Raasacaseer State ayaa waxaa uu sheegay in degaanada iyo degmooyinka ay ka taliyaan ay ku joogaan doorashada shacabka ku nool halkaasi, waxaana uu sheegay Afhayeenka in sababta Maamulka Puntland ay degaanadaasi ugu mamnuuceen ay tahay in degmadasi ay yeelatay Maamul cusub islamarkaana Mas’uuliyiinta Puntland looga baahanyahay markii ay soo galayaan deegaanada ay codsi waydiistaan Maamulka Raasacaseer Sate.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this